༆EX WLL Z̶A̶Z̶A̶ on Clubhouse

Updated: Sep 21, 2023
༆EX WLL Z̶A̶Z̶A̶ Clubhouse
839 Followers
889 Following
@asaayidi Username

Bio

🄽🄰🄰🄶 🄸🄾 🄼🄾🄾🅃🄾 🄻🄰🄿🄰 🄻🅄🄶 🄻🄴🄷 🅆🄰🄻🄰 🄵🅄🄻🄰🄰 🄼🄰🅁🄺🄰 🄳🄰🄽 🄺🄰🄻🄴🄳🄰🄷🅈 🅇🄸🄺🄼🄰🄳🄰🄰🅂 🄳🄰🄳 🄿🄰🄽🄰 🅀🄾🅁🄴🅈 😎😎
┌─────•✧✧• ─────┐
★꧁𝗧𝗘𝗔𝗠 𝗔𝗦𝗔𝗔𝗬𝗜𝗗𝗜 𝗖𝗟𝗨𝗣꧂★➪
└───── •✧✧•─────┘

┌─────•✧✧• ─────┐
★꧁ 𝗛𝗔𝗬𝗞𝗔𝗟 𝗦𝗢𝗖𝗜𝗔𝗟 𝗖𝗟𝗨𝗣꧂★➪
└───── •✧✧•─────┘

⠀⢀⣠⠤⡶⣲⢺⣴⣶⢭⣉⢲⣀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀
⠀⠀⢀⡾⢵⣶⣿⣿⣿⣾⣷⣳⣿⣷⣵⣈⠷⢤⡀⠀⠀⠀⠀⠀
⠀⠀⠘⢾⣿⡿⠿⠿⠿⠿⠿⠿⢿⡿⣿⣿⣿⣾⣾⣦⠀⠀⠀⠀
⠀⠀⣠⡋⠉⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠙⠻⢿⢿⣧⠀⠀⠀
⠀⣰⡇⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⣠⣳⢮⣧⠀⠀
⢠⣧⠇⡠⠄⣤⣤⣄⡀⠀⠀⣀⣤⣄⣤⣀⠀⠀⣿⣿⣿⣯⣇⠀
⠈⣿⠀⢀⣶⣾⣿⣿⠁⠀⢸⣿⣿⣿⣧⣌⣥⠀⠘⣿⣿⣿⣿⠀
⢀⣿⠀⠈⠁⠀⠀⠁⠀⠀⠀⠉⠉⠭⠽⠿⠻⠁⠀⣿⣿⣿⡏⠀
⡏⠆⠀⠀⠀⠀⠀⠀⡀⣀⣀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠸⠟⢋⣿⣆
⡎⠀⠀⢀⡴⠂⠈⠉⠻⠿⠿⠛⣀⢲⣤⣄⣀⠀⠀⠈⠘⣏⢹⡿
⠱⡄⠘⢻⣳⣤⡶⠖⠒⠶⠶⢶⣿⣷⣿⣿⣿⣟⠀⠀⠄⠠⣰⠃
⠀⢹⠀⠀⠀⠈⠓⠒⠒⠒⠒⠒⠛⠁⢨⣼⣿⣿⡀⣼⠖⠛⠁⠀
⠀⠘⣄⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀⣠⣿⣿⣿⣿⢁⠀⠀⠀⠀⠀
⠀⠀⢸⠀⠀⠀⢀⣀⣀⣀⣠⣤⣶⣿⣿⣿⡿⣁⡎⢸⠀⠀⠀⠀
⠀⠀⢸⠀⠀⠀⠘⢿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⠁⠸⠀⠀⠀⠀
⠀⠀⢸⠀⠀⠀⠀⠀⢿⣿⣿⣿💥〄Z̶A̶Z̶A̶ U̶Z̶A̶A̶M̶A̶ A̶S̶A̶A̶Y̶I̶D̶I̶⌮⣿⡄⠀⡇⠀⠀⠀
⠀⢀⣼⠀⠀⠀⠀⠀⠈⢹⣿⣿⣿⡟⣿⣿⣿⣟⡁⠀⢿⣷⡄⠀
⠀⣸⣿⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠸⣿⣿⣿⣿⣝⣿⣿⡍⠁⠀⢸⣿⣷⠀
.......................................................................
* Gabadhaan habayn seexadkii, diiday sababkeeda,
* Gabadhaan sadkii uga go'ee, siiyay fikirkaygi,
* Gabadhaan saqdii dhexe cidlada, socod u guureeyay, ,
* Gabdhii jacayl saami badan, igu salaamaysay,
* Ee dartay u soontee wadnuhu, si u garaacaayay,
* Waa ina suldaan hooyadeed, laysku soo sigaye,
* Sarajoogsigeediyo xibnaha, siman itaalkeeda,
* Hablahay la socotaba indhuhu, kuma sifaadaane,
* Lama soo sinaadaan haday, kabo sitaan dheere,
* Sida dayax xidigo seexshay bay, oga sareysaaye,
* Saanqaadka laafyaha markay, laydha soconayso,
* Caraf baa ku saamayn udgoon, miski sidiisiiye,
* Waxaa laygu saaqaa markaan, sahal u eegaaye,
* Mana suuxo laabtana cishqigu, waa i solayaaye,
* Yaa siman la gaardiyo markay, gacanta sayrayso,
* Simaneey suleekhoy tufaax, miraha saytuunka,
* Saarsaarka canabkee ubuxu, saaqay lagu moodye, 
* Saxansaxada roobkee ka timid, sagal daruureedka,
* Malab saafi loo miirayoo, soo da'aa tahaye,
* Saymo qaansaroobaad ku xiran, samada baarkeeda,
* Daa'uuska baalaha sidkoo, seexshay lagu moodye, 
* Quruxdaada saamiga lehee, lagu sarqaamaayo,
* Hablo tan u saraysee xubnaha, loo saxaa tahaye, 🔣
........⠀⠀⠀

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 21, 2023 839 -161 -16.1%
August 11, 2022 1,000 -100 -9.1%
April 30, 2022 1,100 -100 -8.4%
April 21, 2022 1,200 +1,161 +2,977.0%
March 13, 2022 39 +31 +387.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users