M§§ Ğĕĕÿõ on Clubhouse

Updated: Mar 28, 2024
M§§ Ğĕĕÿõ Clubhouse
3.5k Followers
3.3k Following
@arwito Username

Bio

Inanyahaw mudaan kuu ahaa madluun maxaan kaa aqbalay anoon kaa mubnayn gaf aan dhuunta marin qalbi miiganba igu kaa maree maan ahayn dabaal iyo ruux la maray waan kugu margee intan maydhmi lahaa maan kaa tashado nafta meel u roon jeer u mamusan mid ku dhaama helo inaan maagi karo oon maarmi karo maantaba ogowu 💔🫡

Hooyo hadan wax kuu noqon karayo waxaan kuu noqon lagaa wadne aan waligii istaagin 🫀🥺

My mission in life is not merely to survive the thrive 📚
<1> 《¹》waligaa ha raadin waji wanagsan Maalin Bay gabow noqon doontaa

《²》waligaa ha raadin jir kaamil Ah Way is badeli doontaa maalin Un

《³》waligaa ha raadin Timo fiican Maalin ayay cadaan doonan

《⁴》lkn raadi qalbi daacad Ah tasi Wad ku farxi donta maalin kasta

<2> 《¹》 hadii Aad aragto qof mar kasta Dhib kuu sheeganayo Ogow inuu kugu Kalsoon Yahay

《²》hadii Aad aragto qof dadka ku Kalsooneyn Ogow inuu yahay qof Adag

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 28, 2024 3,540 +30 +0.9%

More Clubhouse users