argsan Indhauroon on Clubhouse

Updated: Apr 19, 2024
argsan Indhauroon Clubhouse
1.2k Followers
1.3k Following
@argsan15 Username

Bio

🔐♥️🩸🤴
Noloshada waa buug, ee haka noqon
qoraa xun.✍️✍️🙌❤️

👸🏽🥀🥀🇬🇲🇬🇲💉🩸❤️
Bahdi leyga beeray Og🇬🇲
Barteey jogaan buu jaceylku
Yalaa barti qoraxy buu jaceylku yalaa💘💯✅🇬🇲

Wehelkaagi shaly iyo qofki aad is wadateen Hadii
Aad is weydaan
Haka warin xumate
Waliga u ceeb qari
Dadka qar war done
Hadii ay kaa wareystan
Waxaad igu
War celisaa 💘
Wlaal aan jecelaa iyo qof wanaagsan
Buu ahaa💯✅

💘Inuu beer jacaylo
kalgacayl ku baahiyo
Hadalada baroortii
boogaha damqinaya
Igu baabay maqaaley ,

Baxnaanadu sidey tahy
miyaad wali bestaa tahy
alahayow kusamo bixi

Cabdow berisamadkii
marka sheeko baraleey
kaftan? laysla beegsado
Ma baraarugtaayo
boholyow ma ooydaa

Wadnhaagu biimiyo dhul
Badwayn dushediyo
ka talaaby buuraha ma u
baaqayayoo wali ma u baroortaa.

Bidhaan uusan gaaryn
bilicdeda muuqal.
Makadaba baqoola
bacadkiyo kulaylaha
dhibka ma u bareera

***
Halkii bahal ku cuni lahaa
Birmatii ku baxi timaha
ii baafiyaa oo
Beeraha ka doonaa

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 19, 2024 1,229 +5 +0.5%
March 13, 2024 1,224 +12 +1.0%
February 20, 2024 1,212 +9 +0.8%
February 03, 2024 1,203 +20 +1.7%
January 17, 2024 1,183 +11 +1.0%
December 31, 2023 1,172 +9 +0.8%
December 16, 2023 1,163 +10 +0.9%
December 01, 2023 1,153 +7 +0.7%
November 17, 2023 1,146 +2 +0.2%
November 06, 2023 1,144 +2 +0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users