Arfaat Ahmed Abdi Arfaat on Clubhouse

Updated: Oct 2, 2023
Arfaat Ahmed Abdi Arfaat Clubhouse
94 Followers
291 Following
@arfaat555 Username

Bio

Waan kaa tagyaa anigoo oo aan jaceleysanayn in aan kaa tago , ogayn in aan soo laaban karo waxaan ku socdaa amarka hogaamiyaha dagaalka wan walwalsanahaye aniga oo ka walwalsan indhahayga oo qabanaya eeyaha cunaya maydka saxiibadii ila socdaye ๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ˜ฎ dhagaheyguna maqalayaan dhawaaqa dheer ee baruuda cadowga, ๐Ÿ˜ณ eeyehu waa ay sii xoogeysanayaan madaama ay cunayaan hilbka saaxiibadaye.๐Ÿ˜’
"Waan soo laabanayaa goordhow iyo goor danbe mar ay ahaataba , haddii la rabo darbiyada gurigeena ha jilcaan , iftiinka qoraxda๐Ÿ’ฅ ha ka soo galo dhinaca sare ee guriga baqortooyada๐Ÿ˜˜ timahaagu ha cirraystaan๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ˜ฃ wiilkeygii yaraa ha waynaado oo socdka ha gabo ๐Ÿ™„ dhimo oo dhulka ka hoos mar ,๐Ÿ˜ฅ wan soo laabanayaa xitaa hadaye naqoto in aan dhinto oo eeyuhu i cunaan ,๐Ÿ˜ฅ nolosha danbe ayaan kugu arki doonaa,๐Ÿ˜ wan kulmi doonna mar kale.

" waa waraaq uu nin askari ahi u qoraye xaaskiisa kadib markii uu aadaye dagaal, sanadkii 1915kii dagaal waynihii koowaad ee dunida.๐Ÿ˜ฒ๐Ÿ˜ฒ

By Arfaat๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜Ž { the partfall effect} !!

Follow back ๐Ÿ˜๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜Ž Kaliya muhiim ma ahan inan fallow oo Kaliya xaqiijino se muhiimdu waa inaad sabuuradeyda kore la socoto ๐Ÿ˜˜.

Member of

More Clubhouse users