Apdalla Pio on Clubhouse

Updated: Dec 12, 2023
Apdalla Pio Clubhouse
741 Followers
615 Following
@apdalh Username

Bio

Mararka qaar waxaad u baahan tahay inaad nolosha iska indhatirto, dhacdooyinka iska indhatirto, dadka iska indhatirto, falalka iska indhatirto, ereyada iska indhatiro😇
Baro nafsaddaada tixgelin la'aan, wax walbaa ma mudna in la joojiyo.|| 𝅘𝅥𝅮


Dhaliisha joogtada ah waxay dishaa ku raaxaysiga wax kasta, xitaa haddii ay kaftan ahaan lahayd dhaliisha, midba midka kale haku ammaano wanaaggiisa, khaladaadkana iska dhaafa, sababtoo ah erayada quruxda badani waxay la mid yihiin furayaasha quluubta dadka kugu xeeran.





Keliya Ma jeclaanin Qosolkaaga!

-Waxaan jeclaaday Kalsoonidaada.
-Waxaan jeclaaday maseerkaaga.
-Waxaan jeclaaday Naxriistaada.
-Waxaan jeclaaday dhibkaaga.
-Waxaan jeclaaday xanaaqaaga dhow iyo soo laabashadaada dhow.
-Waxaa jeclaaday daacadnimadaada.
-Waxaan jeclaaday shakigaaga aadka udhow.
-Waxaan jeclaaday kolkoolintaada
-Waxaan jeclaaday wax waliba oo adiga kugu saabsan.

Naf-Qaybsi❤️🥰

Ma haystaa qof sidaas ku dhaho adiga?!

Member of

More Clubhouse users