𝑹𝑮𝑺👸🏾❤️🤴🏿3️⃣3️⃣✊
👉🏿💲🅾️Ⓜ️🅰️LI-ℹ️ɴᴛᴇɢ®️ᴀᴛɪᴏɴ-©️ʟᴜB
Qalbigu waa sida qabriga oo kle labo qof ma qaado Jceylku waa sida geeri oo kle Mar hadu dhinto dip uma soo noolaado
Xarakaha qar baan la jarin mareeegaha lays ku xidhay qaar baan xoog lagu fufurin xad baan jira Aan la goyn Xeryaha qaar baan la galin xisaabaan lays ku darin wixii dhaqan xeer iyo Diintaan la xanuufin karin Xaaran baan lagu deg dagin xalaalda quudataa xiskiyo maanka lagu hayayo xeel dheeridu waa muhiim Xiisuhu yuu kula fogaan xurmo iyo sharafatan ogow xogtii Aad bixisa Iyooo xasuutii dib ugu noqooo Xidigdii shekadaa xaniban Xakamo faras lugu xidhaa xaaja geed la Oo tagaaaa xumaha laga gaab sadaaaa
Kolley ima dhayeyeyside dhaawac Kaan boogahagygii horaad ii dhantaashee waxba teello hay dhigan cishqigaygan dhiciska a anigaw dhimanayee dhagartiisa qaadoo adna dhaaxa dabaday dhulka nabad kuso joog
Kan aaminee lab ka eegtaybaa layga Oofsado waan nacay addun Anigoo quraa lllinkii socdoo Cidlo iyo waxaa wehel ii ah ehel Uu igaga tagay waan ooyayaa la iimana arxamo Axmaqiin ayaan sii Ehel sadaa iga maadsadee
Ax alla xumaa adduun Anan adigu jiriin
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
November 12, 2022 | 870 | -18 | -2.1% |
September 01, 2022 | 888 | -5 | -0.6% |
July 26, 2022 | 893 | -2 | -0.3% |
June 19, 2022 | 895 | -23 | -2.6% |
May 13, 2022 | 918 | -16 | -1.8% |
April 04, 2022 | 934 | -4 | -0.5% |
February 06, 2022 | 938 | -10 | -1.1% |
December 30, 2021 | 948 | +3 | +0.4% |
November 22, 2021 | 945 | +213 | +29.1% |
October 12, 2021 | 732 | +45 | +6.6% |