N͍i͍m͍c͍o͍ n͍u͍u͍r͍a͍ on Clubhouse

Updated: Mar 27, 2024
N͍i͍m͍c͍o͍ n͍u͍u͍r͍a͍ Clubhouse
3.6k Followers
1.6k Following
@angesbidhan Username

Bio

Nin Nool Naagtiisa 🤴

Marwo💍❣️

𝘕𝘢𝘧 𝘜𝘶 𝘙𝘢𝘣𝘪𝘨𝘦𝘥 𝘤𝘢𝘭𝘦𝘦𝘮𝘰 𝘴𝘢𝘢𝘳𝘢𝘺 𝘊𝘪𝘻𝘦𝘺𝘯 𝘈𝘢𝘥𝘮𝘪 𝘶𝘮𝘢 𝘣𝘢𝘢𝘩𝘯𝘢🤎

Kuwan dadka dheerahay
Hayat faysal ruuxdii❤️👸🏽🩸
Wajifuran sharaftii ❤️👸🏽🩸

Adiga la aanta nolol la aan aduunkaygii Coofle S.C.Y.B❤️🤴🦁🌎

Waan ku salaamaya laxooxdaydiiyow Huu Haa
Xasuus Gaara 🌎

Bulxan 🦁qof la hadh 🤣🤣
Wllka kaliya ee aan haysto Bulxan 🩸🌎💯

𝚆𝚊𝚊𝚢𝚊𝚑𝚊 𝚊𝚍𝚍𝚞𝚞𝚗𝚢𝚊𝚍𝚊
𝙺𝚞 𝚠𝚊𝚡 𝚚𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚢𝚜𝚒𝚍𝚎
𝚁𝚞𝚞𝚡 𝚠𝚊𝚕𝚊𝚊𝚕 𝚔𝚞 𝚖𝚘𝚘𝚍𝚊𝚊
𝙷𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚞𝚞 𝚔𝚞 𝚠𝚎𝚑𝚎𝚜𝚑𝚊𝚍𝚘
𝙾𝚘𝚍 𝚠𝚊𝚌𝚊𝚍𝚔𝚊 𝚍𝚒𝚒𝚍𝚊𝚊
𝚆𝚊𝚛𝚊𝚗𝚔𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚞 𝚝𝚞𝚞𝚛𝚝𝚊𝚊
𝚔𝚞𝚐𝚞 𝚠𝚎𝚎𝚌𝚊𝚗 𝚍𝚘𝚘𝚗𝚎𝚎.

𝔻𝕒𝕕𝕜𝕒 𝕓𝕖𝕖𝕟𝕥𝕒 𝕕𝕙𝕦𝕣𝕒𝕪𝕠𝕨 𝕣𝕦𝕟𝕥𝕦 𝕕𝕙𝕒𝕕𝕙𝕒𝕟 𝕞𝕒𝕔𝕒𝕒𝕟𝕒𝕒𝕒
My Queens
Muhima❤️👸🏽❤️
Mushtaq ❤️👸🏽❤️
Mss Mudan ❤️👸🏽❤️

Guridanbaystaydii Aisha ❤️👸🏽❤️

➪꧁بســــــــم ﷲالرحمن
الرحيـــــــم꧂

My Queen👸❣️ Dhowrsan abdirahman ❤️



Helitaanka jacayl dhab ah ma ahan wax adag laakiin waxaa adag in la joogteeyo.

Noloshu Dhadhan Ma Yeelato Jacayl La'aan.! Jacaylkuna Macaan Ma Yeesho Kalsooni La'aan.! Kalsiinidu Ma'aha Mid Dhalata Farxad La'aan.! Farxaduna Ma'aha Mid Timaada Naxariis La'aan.! Naxariistuna Waa qofka aad adigu jeceshahay.


“ Akhlaqada & Ixtiraamka waa deyn uu kugu leyhy qofkasta oo bani’aadama lkn Jaceylku waa deeq aad siso qofkii ka kasbada oo kaliya ”.

⚔️🆃🅴🅰︎🅼 🅽🅰︎🆃🅾︎
ᗷOᑫOᖇTOYᗩᗪᗩ ᑕᒪᑌᗷᕼOᑌᔕE 🦁🎻🎷

Niyadayda jabkeeda
Wad usoo nastaaye
Ma cidba nabarkayga
Xoolo nool kugu siisa
Faji dadan nidamsan
Horta yaa nashqadeya
Saxariir naf baxaygan
Ma adaa ku yar naaxa
Cishqigan nab nabayo
Wad ku niikin taqaane
Nacalaa kugu yaale
Nafta maad ila leedey
︵               ︵
    (        ╲       /       /
      ╲          ╲/       /
           ╲          ╲  /
          ╭ ͡   ╲           ╲
     ╭ ͡   ╲        ╲       ノ
╭ ͡   ╲        ╲         ╱
╲       ╲          ╱

🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
⬜⬜⬜⬜★ ⬜⬜⬜⬜
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 27, 2024 3,675 +14 +0.4%
March 10, 2024 3,661 +8 +0.3%
February 17, 2024 3,653 +21 +0.6%
January 30, 2024 3,632 +7 +0.2%
January 13, 2024 3,625 +1,025 +39.5%
November 14, 2021 2,600 0 0.0%
November 10, 2021 2,600 +560 +27.5%
August 26, 2021 2,040 +640 +45.8%
June 27, 2021 1,400 +21 +1.6%
June 17, 2021 1,379 +19 +1.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users