Queen Najuu on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
Queen Najuu Clubhouse
2.8k Followers
1.5k Following
@amiiratulxub Username

Bio

Qadarintu waa xushmad
Qiimeyntu waa qli
Qalbi furnaantu waa haybad
Wanaagu waa udhalasho
Daganaantu waa darajo
Dulqaadku waa hibo
Dadnimaa lees dheer yahay

Hooyo🤱🥺❤️ maktabada aduunyada🌍📚hadaan madaxa guud iyo 🥺🙆‍♀meel sare ku geyn karo❤️🫀meel baan ku gey lahaa👸❤️magacaaga hooyooyy🤱💝sida mayaga loo sugo👀😪dhirtu kuu magooshoo😔dadku ku mashxaradaab😫🙌❤️🤱dhex maquuran leydoo hooyo ifka adn ku jecel hooyo adunka farxad igu nolow hooyo mcn🤱😢🤲
💥💥🌹🥰🥰

Mar hadii qof lamaamuuso
Meesha ugu saraysiyo
Madaxa lasaarto
Laga dhigo maamulkiyo
Madaxda ugu sarayse
Ladhaafiyo asaagii
Lasaaro taaj sida boqorkii
Maamuusna milgo loosiiyo
Markuu dareemo in lasiiyay
Arko in maamulo looga dhigay
Hantiyey oo helay
Dhameestirnaan iyo kalsooni
Ayuu balaayo iska dhigaa
Ayuu ismooday inuu lahaaday
Ayuu Sanka taagay
Sidii .......... ......... ......... .....
Sxb hadaad saas mooday
Hadaad istiri waad yelatay
Saa meey noqon waad mooday
Maahi mid saa ufudude
Sahalna lagu yelan karoo
Saa doondo kuu noqoneysee
Hadaad soo aragtay nuucaa
Hadaa bal kaadsoo
Horta bal ibaro shaqsiyadeyda
Sida Leyla saan qaadi karo
Ufiirso siweyn ufeejignow








☆☆☆🇸🇴☆☆ soomalia
■■■■■🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
●●●🇸🇴

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 2,807 +1 +0.1%
March 06, 2024 2,806 -111 -3.9%
February 13, 2024 2,917 +4 +0.2%
January 27, 2024 2,913 +2 +0.1%
January 10, 2024 2,911 +2 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users