Qaninya Wayne on Clubhouse

Updated: Mar 18, 2024
Qaninya Wayne Clubhouse
1k Followers
1.1k Following
@alownaxafid Username

Bio

DAREEN NAF WAX JECEL

Online lama joogi karo
Khadkana kama eegi karo
indhha kama fiirsan karo
Ogaan uma sari karo
Ofline kuma dhuman karo
Naftana ka adkow ma karo
Usoo qor odhaah ma karo
Uduub eray qudha ma karo
Dareenka ka adkow ma karo
Ohinta xakame ma karo
Afkana kama shegan karo
Urkana kuma haysan karo
Mar kale ma il duufi karo
Anigo nool isma aasi karo
Qabuur iyo iilka ma karo
Mugdiga ku asqow ma karo
Lur iyo edaad ma karo
Qomamo iyo hawl ma karo
Wax daran so maqal ma karo
Walacsi qof iyo hebel so warayso ma karo
Dhibane edee ma karo
Qofki dhibay ma habari karo
Go aan anigo dagoo
Is idhi waa kama danbays
Ayaa dag dag uga noqdaa
Cidloday dartaa heblayo
Qof kale ii diid nabdigu
Agtaadu donayaa

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
February 25, 2024 1,048 +1 +0.1%

Member of

More Clubhouse users