XIMANDHHER MA WEYDIIN MANA XOOLO WEYDIIN MANA XAAKIN WEYDIIN XIMANDHEER MA WEYDIIN HADII RAGU ISKU XOOG SHEEKTO MANA XOOLO WEYDIIN HADII LAYSU XERO SHEEGTO HEERAAD KA XUDUN ROONAAJIRTEEN IDINMA XAASSAADO MANA XAAKIN WEYDIIN HADAY XUKUN DHANANAATO XILAHANA HADAAD GUURSATIIN OO LA XIRA KEENO HADAAD XOOLO SIISIIN NINKEY EWEL U XOOGAWDO WAAD XIISA WEYNTAHAY HADAAD XABADKA SAARTIIN XUBIGIINA ALLOW KA YEEL LAMA XANIYOODLE XAGAGAYGANA MA RAACDIIN ABKAY XIRANNE YACQUUBE XIL KA KORA ADUUNDAN INTII XAYI LA SHEEGAAYO XUURULCAYNTA GUURSHO HERGALA NABIGA XAADIISA IYADOON XISAAB DHICIN JANADA XAADIR KU AHAADHA DALKA KAMA HABOWDIIN HADII DOWGA BA.O MAANTA MANA DUUNYO BEESHIIN NACFIGU WAA DURDURIYAAHE MANA DOOQ XUMAATIIN HADII XAAJO LAGU DAALO MA DAGAAL XUMAATIIN HADII RAG ISKU SOO DUUBTO DULAAM HADII LOO KACANA DOORKA KA IMAAMA SIDII DAYAXA NUURO SIDII DAHAB U QAALOBA SIDII DOOLARKOOKALE DADKA U UWADA AMAANAADHA SIDII CULUMU DIINEED ALOW LA IDIIN DARAJEEYO SIDII DOWLADOKALE SHACBIGU HAIDIN DABA JOOGO ILAAHEEYNA ASAA BAARIYEE HAIDIIN BARAKEEYO
Invited by: Mr K K
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
September 18, 2023 | 68 | -3 | -4.3% |
October 25, 2022 | 71 | +1 | +1.5% |
July 17, 2022 | 70 | +7 | +11.2% |
May 03, 2022 | 63 | +1 | +1.7% |
March 26, 2022 | 62 | +2 | +3.4% |
January 27, 2022 | 60 | +3 | +5.3% |
November 12, 2021 | 57 | +3 | +5.6% |
August 22, 2021 | 54 | +9 | +20.0% |