Ahmed Ali on Clubhouse

Updated: Jul 23, 2023
Ahmed Ali Clubhouse
455 Followers
843 Following
@ahmedali176 Username

Bio

Talooyin qiimo badan oo Nabi
Muxammad ﷺ inooga tagay
Sadex qof ixtiraam
1. Macalinkaaga
2. Waalidkaaga
3. Dadka waawayn
Sadex Sifo la'imow
1. Iimaan
2. Camal wanaagsan
3. Daacadnimo
Sadex iska xoree
1. Dayn
2. Kibir
3. Khiyaano
Sadex ka adkow
1. Carabkaaga
2. Xanaaqa
3. Naftaada
Sadex iska ilaali
1. Xanta
2. Dambiga
3. Masayrka ( Quudhiwaanimada )
Sadex raadi

*Shaydaan ayaa* *lawaydiiyay* *su'aalahan nacalad* *haku dhacdee..*

*1) Yaa kula fariista?*
*Wuxuu yiri qofka ribada cuna.*

*2 ) Yaa kula sxb ah?*

*Wuxuu yiri qofka sinaysta.*

*3 ) Yaa kula seexda?*

*Wuxu yiri qofka maan dooriyaha caba.*

*4 ) Yaa weeye martidaadu ?*

*Wuxuu yiri waa tuuga.*

*5) Yaa weeye rasuulkaagu ?*

*Wuxuu yiri waa sixiroolaha.*

*6 ) Yaa weeye kay indhahaagu ku qaboowsadaan ?*

*wuxuu yiri kan ku dhaar fura xaaskiisa*
*(Xila furaha)*

*7) Yaa weeye xabiibkaaga aad jeceshahay ?*

*wuxu yiri waa taariku salaadka jimcaha.*

*8) Maxaa dhabarka kaa jabiya ?*

*wuxuu yiri dananka fardaha markay jihaadka ku jiraan*

*9) maxa jirkaaga tubaxiya ?*

*wuxu yiri ruuxa towbad keena*

*10) Maxa beerkaaga bisleeya?*

*Wuxu yiri astaqfaarta badan ee habeenkii iyo maalintii*

*11) Maxaa wajigaaga daboola (madoobeeya) ?*

*Wuxu yiri sadaqada sirta ah.*

*12) Maxa indhahaaga daboola?*

*wuxuu yiri salaada fajariga (salaad subaxa)*

*Walaal hakala* *bakhaylin inaad* *faafiso .......,.........
Ma lihin Wehel ka Dareen badan Dumarka, waayo iyadoo Walaasheena ah inooma Ogola iney Dhibaatp Ina soo gaarto daqiiqadna aan Murug dareeno.

Ma jiro Bashar ka Daryeel badan Dumarka, waayo iyada oo Xaaskeena ah ayey si Naxariis leh uga Fekertaa Farxada Nolosheena, Qaladka aan ka galnana Wanaag ayey ku Saxdaa.

Ma jiro Qurux ka iftiin badan Dumarka, waayo iyada oo Xaaskeena ah ayey aad uga Fekertaa Nadaafadda be iyo Midda Hoygaba....

♡ Qiimo Iyo Ixtiraam


SALAADDU; waa furaha nolosha. Waa nuur, farxad, caafimaad, irsaaqad, barwaaqo, badbaado, xasillooni, horumar iyo guul.

Sidoo kale, haddii ay kuu hagaagto, dhammaan arrimahaaga kale oon dhan waa ay kuu hagaagayaan. Haddiise aadan tukan, adduun iyo aakhiraba waad khasaartay.

Sidaas daraaddeed, weligaa hal salaad yaysan si sahlan iyo dheeldheel kaaga tegin. Waa xiriirka adiga iyo Rabbigaaga idinka dhaxeeya ee ha iska goyn.
1. Ixtiraam
2. Naxariis
3. Gacan-furnaan
4. Dhoollacaddeyn
5. Is-dhul-dhigid(التواضع)

Shantaas sifo haddii aad leedahay ee Alle SWT kuugu deeqay, bini'aadam iska daaye, xitaa xawayaanka ayaa bilaa-shuruud kugu jeclaanayaa

Member of

More Clubhouse users