kazow on Clubhouse

Updated: Dec 14, 2023
kazow Clubhouse
526 Followers
294 Following
@agaah1 Username

Bio

Jacayl Kaama guuro gabow kugu madaayo guga kuuma tiriyo abaal kuuma gelaye


Kalmadaad idhahda sida dheefta macaan ani ii dhadhanto ifka dheemanka yaal dhowr maroon ku aarkaa ii dhaanta dhamaan dhawaqaaga qudhee dhagahaygu maqlaan 🤍🤍


Koonkaba waxa dumar ku nool hadii kooto laygu xidho adaan kali kaa janto ma karo qalbigan midkale 🤍

Qofkan rabo is qaad qaaday iiga baxay balantu qaaday qalbi jab baan kaa qaaday bal maxaan kuu jeclaaday💔💔💔

Waan kugu faana kuwa ku nacebna waan kafaana baby horta hadalkaaga macaana balan waaye guri gaaga imaana, malabeey adi maaba dhamaana Aabo iyo maama u imaana inaan noqono lamaana 🤍🤍🤍🤍

Yartan jaaha qurxoon waan u jeelanaho sida jowharti bey nafta soo jiidata


Yartan dhuubanay dhabanada caseey nin kudhowro jacayl lagu dhibin lawaa

Sida dhibicda roob taan udhowrayoo dhankaad iga jirtaa ayuu ii dhufani qalbiga

Waa qaruurad iyo qarshadaho kale qoorta dheerey qalbigu armuu qac idhaha

Markaad qososhaa qandhadaayo qalbiga qodob lee bixiyaa.

Qudheeda armaad Katashaayo naftayda laguu qabsadaaye.

Qada iyo casha toona maquuto tamuum yada may laqabtaaye.

Hadii anan dhulkaygaw gaaja kuugu dhuubnaan hadii aan dhibaatada dhexda suun ugu xidhan hadii anan dhaxantiyo milicdaa u dherernaan somali kamaan dhalan 🇸🇴🇸🇴somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

If you lose your money, you lose nothing. If you lose your health, you lose something. But if you lose your personality, you lose everything

Shalay maba seexan ilaa xalay qalbigayga adiga xaday sidaad iga taktay fikir baan galay jacaylkaga sidan iigalay 💔


99% on mute 🤐 Remember that
Somalia 🇸🇴🩸
Ogadenia 🩸

🇸🇴🇶🇦🇩🇯🇩🇪🇺🇾🇴🇲🇱🇧🇧🇷🇪🇹🇦🇷🏁🇦🇱🇪🇷🇹🇷🇸🇦🇰🇪

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
December 14, 2023 526 +277 +111.3%

Member of

More Clubhouse users