★C̶M̶ O̶m̶a̶a̶r̶ on Clubhouse

Updated: Oct 14, 2023
★C̶M̶ O̶m̶a̶a̶r̶ Clubhouse
25 Followers
17 Following
@africa6 Username

Bio

Sharafta iyo karaamadu dhib la’aan kuma waaraan illaa dhiig lagu sadqeeyo.

Dadka xiqdiga iyo calool xumada badan u noqon sida geedka timirta ah ee marka dhagax lagu tuuro rocob timir ah soo daadiya.

Geesinimadu waa qofka oo cabsidiisa xakameeya, ee ma’aha cabsida oo qofka ka guurta.

Maalin aad sida libaaxa u noolaato ayaa ka wanaag badan boqol sano oo aad sida gorayada u noolaato.

Geesinimadu xoog ma’aha, waayo kaneecaduba waxa ay ka dhiijisa sanka libaaxa.

Yeydu waxa ay ku xad gudubtaa qofka aan Ey lahayn.

Geesinimadu waa qiimaha keliya ee lagu iibsan karo nabadda.

Member of

More Clubhouse users