{Zakariye} Eilmi on Clubhouse

Updated: Oct 20, 2023
{Zakariye} Eilmi Clubhouse
422 Followers
450 Following
@adoon-kii-alle Username

Bio

❤️ALLOW ☝️ Khatumada Kheyr Noogu 🌾Khatin Amin🙏🌹
❤️💋Ubax Xaas kaygii waan ku Jeclahay beby💋——————————————————Waxaan Qirayaa Intaad Raaliyo Itahay😘🥰💋❤️——————————————————
❤️❤️🌸🌺🌹🏆🥀🌹🏆🌼🌺❤️💋

✉️🌹Muslim Suni ah📩📥👌🥀🌺❤️

💋❤️Hooyo Macaanto Alle Haku Naxariisto 🥲

🙏Waan ku Duceyn Inta Aan Ifka Kaga Dabeeyo🙏

❤️Qofka kugu Dhex Nool Siduu Kula Dhashaad Ugu Dhaarataa🌺💋🌸📩

👣Kagta Meshaan Saaraba Waad Suurad Wacan tahay🫀


🦻Dhegahayga Cod kaga Ayaa Udaawo ah ubax💋Beby


💝markan ku helan nagaday
❤adan ka helay nasteexo
💝xulbatahy nuur ifaya
💝miyan ka marmayaba
❤ubaxey muuq ifayay
💝miyan kamarmayaba
My wife



👌I am live in Sweden 🇸🇪 🦻

🤌 Waxaan Ku noolahay wadan ka Sweden 🇸🇪👈

🇸🇪🇸🇴

🤢Qofkaan ku xushmayn karayn🤐
🤭Qofkaan ku xaq dhawri karin😲
😨Xiskaaga ilaalin karin😰
😞Xumaan kuu quuri kara😣
☹️Xanaaqaaguna dhibayn😘
🦻Xantaada dhagaysan kara😳
😂Xaaraantana kula damcoo😇
🦻Xalaal Miirad aan ahayn 😃
🌺Xor iyo waligaa ka noqo🌹
🌸Maantaba xarig lama sitaan🙏🥰

😘Ma sunaa jacayl kani?😍
🤪Siruun baa ku duugane😝
😜Mise waa xayeysii ?🤣
😎Mise waa sagaal midab ?🦻
🤩uu midba jaad yahay🌹
🤓Mise waa af kala qaad ?😀

😻Ma sidii hadraawan😍
👥Suugan ku daala ?🤭
👁Ma tabtii samaala🤌
🫀Boodhari la jaaraa?😰
🗣Ma soorto ka sooma?😣
👀Ma sun baan qudhu qudhiyaa?🙄

🫁Hada mahee waa bari samaad🌸

Casharada is daba~yaal
Midba caynad uu yahay
Cilmi baa ku dheehane
Cesho baan ku oran laa
Caashaqa ma aad baran
Curdin baad ka tahay weli

Cudoon inan udgoonoo
Midab dhiin casaaniyo
Cududuhu ay buxaan
Dhoolaha cadaanka ah
Dibneheeda culaygaa
Cajab dhaayo ay arag
Weli maad cawayseen

Calaf baa aduun haga
Nasiibkii ma cartamay
Casar ma idin kala diray
Culimadu tahliishii
Cunto makaga dhigayen
Cunahaa wax kuu mara
Caloshana kolkaa taga
Tamartaada celin kara



😅😅😅

Hubqaadkiyo sow
akhalaaqda
Hanaankiyo sow
edaabtaa
Habalah dheertoo
Rabaa kugu hagay
Hagoota asaturan

Halkaa martay baan
Hortaa aadmigu
Cagaha dhiginoo
Kaasha hantaa
Hubaal farxdoo

Hanfeefta tiray
Habeen i maraay
Hantidii noloshay
Haldhaa quruxeey
Yartaa la haaya

Halkaa ku sugnayd
Intaa ku fayoo
Hadana kacayo
Humaag beenay
Naftani kultee
Bal kaalay hagoo
Hogaan u hay

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 20, 2023 422 -8 -1.9%
January 27, 2023 430 -12 -2.8%
September 29, 2022 442 -5 -1.2%
August 08, 2022 447 -3 -0.7%
July 02, 2022 450 -4 -0.9%
May 26, 2022 454 -8 -1.8%
April 18, 2022 462 -6 -1.3%
March 10, 2022 468 -11 -2.3%
January 12, 2022 479 -6 -1.3%
December 06, 2021 485 -11 -2.3%

Charts

More Clubhouse users