Adoonkii ilaahay doortey🙎🏿♂️
Korneyl nimaan aqoon baa yiraahda hadalka qaarkii🧠🦁
Ninkii tiin talaaliyo ninkii timir abuuraba taariikhdu way werin
Libax nin Ganay iyo nin galadeyba Og🦁
Nabad baa leh naas la nuugo🇸🇴✊
Nabad iyo Nolol🦅🇸🇴
Inta maanku Gaajeysan yahay Guuli waa wali. Mohamed ibrahim warsame(Hadraawi)