Łòyarađå _ŞM on Clubhouse

Updated: Mar 28, 2024
Łòyarađå _ŞM Clubhouse
1.6k Followers
779 Following
@abuu_mabruuka4l Username

Bio

Code of life = 2+4+4+3+4.Marwo💍♥️🤴🔐
Waligaa Ruuxna Ha niyad Jabinin laakiin ahow Mid Qaluubta u dhisa oo Bulshadda Dhiiri galiya kuna Booriya Wanaagga.😍🥀
🆃🅴🅰🅼🐈🅱🅸🆂🅰🅳🅰🅷🅰 🆈🅰🆆 🔫⚠️
■★■
Igu ixtiram sida an ahay aan kogu tax galiyo sida aad tahay😎♥︎★♥︎marwalpo maladada wanaji walal♥︎
☆Hadii aadan lahaan aqoon laguu ixtiraamo yeelo aqlaaq lakogu cizeeyo😎♥︎★♥︎
Hooyo🥺hada caysid wax wanag ha igu iman😡🔫🦁
@hiil_dumar📖📘gabar xun mjirto ilaa nin unba xumeya🥺💕 ༄H͜͡I͜͡I͜͡L͜͡ 🥊H͜͡A͜͡W͜͡E͜͡E͜͡N͜͡ ⚒R͜͡O͜͡Y͜͡O͜͡L͜͡T͜͡Y͜͡🔫꧁
Somali nimada iga badan
Public administration📚👩‍🎓

Wa naxariis badanahay Lkn waxyaalaha qaar waa ka qalbi adkahay😍😂👑

★Noqo qof dulqad laah goor kasta iyo goob kastaba★
● dulqadkuu waxa uu kogu sima saxnaan, Saxnaan tuna jannada●Ha caroon,dareen kani ◆caradu◆waxa uu kogu simaa qaldanaan ○khaldanaan tuna naar!○ ♥︎Imaam sufyan Ath_thawri♥︎

"_I Jeclow Ama I necpow😁🥰
Ma jiro wax Farqi u dhaxeYa😂😍
Waayo haDa I jeclato QalpiGaga ku jiri 🥺♥️
Hada i NeCepthyNa Mazkaxdada ku Jira😁
MuHimadu Waa iNa i xazuzNatid Uun♥️🥀"

"ولا تهنوا ولاتحزنوا وأنتم الأعلون إن كنتم مو منين"
●Ha tabar yareynina hana murugoonina idanka sareyn haddaad tihin Mu'miniine●◇
Surah Al imra:139◇

●Aabaha iyo hooyadaa marki isbarteen wey farxeen markey is guursaden wey farxeen Markaad calool gashay wey farxeen marki lagu dhalay wey farxeen adigo dhan farxad iyo jaceyl baad ka aburan tay nacaybka xageed kakeen teen dadkeygoow●🤦‍♀️

"فمن عفا وأصلح فأجره على الله"

Dadka Mar-walba
Dadka Saamaxa Waa Dadka Ugu Farxada Badan Aduunka
Sababto Ah Waxay Garteen Qiimaha Aduunka Umaynana Fiirsan Khaladaadka Dadka Kale
🥺❤️alle ha nagu daro kuwa cafiska badan 🥰

▪︎Heshiiya oo is cafiya Lagayaba midkiin inuu seexdo hurdo Aan kasoo noqod lahayn▪︎😔♥️••
•Aduun lagu waari maaye qalbiyada halesku xaaro•😔
●☆●
★Ixtiramku wa qeeb kamida nolosha★
♥︎★♥︎
@bilistaa hantideydii❤👸
Budka nafta🐈❣️👸
naxaristaydii👸ayaan dahir🐈❣️
Tuuney Abdalla Mukulasheydii🐈❣️👸
Qaali luul indho kusheydii❣️🐈👸
Fatuush quruux madax wenadena❣️🐈👸
•♥︎•
"Hadday jannadu tahay meesha qofka loogu nimceeynayo,
caddaabtuna ay tahay meesha qofka lagu ciqaabayo ; Addunyaduna waxay tahay meesha qudha ee laysku imtixamayo " 😩
★SHEIKH MUSTAFA HARUUN★
😂Walaal hadee dhacdo maliin inaad ilaso jeclatat hadiiyo 🎁 chuculate io book📚le🍫iigu keen hadiiyo😁😂My fav🍫😍
♥︎♥︎

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 28, 2024 1,677 +15 +1.0%
March 10, 2024 1,662 +65 +4.1%
February 18, 2024 1,597 +75 +5.0%
January 31, 2024 1,522 +62 +4.3%
January 14, 2024 1,460 +75 +5.5%
December 29, 2023 1,385 +32 +2.4%
December 13, 2023 1,353 -1 -0.1%
November 28, 2023 1,354 +1 +0.1%
November 14, 2023 1,353 +4 +0.3%
November 05, 2023 1,349 +2 +0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users