BLACK M Mohamed on Clubhouse

Updated: Apr 19, 2024
BLACK M Mohamed Clubhouse
1.9k Followers
2.2k Following
@abdirizak37 Username

Bio

WAANO WAX KU OOL AH✋

Noloshu waxay ku bilaabataa Dhalasho waxaana lagu dhex-jooga waayo isku dhafan OO Dhakafaar leh, waxana looga tagaa Dhimasho.

Sadex ku dadaal noloshaada,
1:Cibaadada
2:Cilmiga
3:Cafiska.

Sadex iska ilaali noloshada,
1:Cuqdada Caloosha
2:Caasinimada walidka
3:Camalka shaqo e xun.

Aduunyadu wa ayaamo yar oo ifaya, yaanay naftaada mashquulin, Dhalaalka Koonkani wa mid dhamaanaya! Haa wuu dhamaan weliba xili dhow, Udiyaar garow dhabihii Runta iyo lama huraanka ahaa. Iska ilaali Xanuunada qalbiga dila, kana mid yihiin,

1:Murugada bila dhamadka ah
2:Jacylka bilaa dhaxalka ah iyo
3:Nacaybka bilaa dhabaha ah.

Noqo ruux ka faa,idaysta wakhtigiisa, waayo maalinta qiyaamaha waxyaabaha lays weydinayo waxaa kamidal ah wakhtiga.
Ma waxad dooneysa inaad imtixaankas ku dhacdid ?? Ceeb!!!!!

llaasho dadkaaga iskana ilaali,
Noqo ruux digtoon Hawada aaminin dadka waayo, "Dad iyo Duurba waxaadan filayn baa kaga soo baxa".
Ha u bixin hana ku mashquulin Hadaladooda iidhehda ah, Run iyo Rajana ha u qaadan amaantooda, amase Eedooda, Isku kalsoonow waayo kalsoonidu waxay korisaa, kaafisaa, sido kalena kobcisaa, Nafta, Garashada, iyo caqligaba

Balanteenu wa maskax iyo maan caafimad qaba, kuna xiran milkiilaha mawlka aduunka iska leeh

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 19, 2024 1,959 +94 +5.1%
March 13, 2024 1,865 +8 +0.5%
February 20, 2024 1,857 +1 +0.1%
December 31, 2023 1,856 -1 -0.1%
December 16, 2023 1,857 +3 +0.2%
December 01, 2023 1,854 +4 +0.3%
November 17, 2023 1,850 +3 +0.2%
October 28, 2023 1,847 +1 +0.1%
October 19, 2023 1,846 +2 +0.2%
October 11, 2023 1,844 -3 -0.2%

Charts

More Clubhouse users