꧁ᴥ︎︎︎Ana Leh꧂ on Clubhouse

Updated: Apr 21, 2024
꧁ᴥ︎︎︎Ana Leh꧂ Clubhouse
2.2k Followers
2.1k Following
@20-20-20 Username

Bio

H̺͆a̺͆w̺͆ D̺͆h̺͆i̺͆g̺͆i̺͆n̺͆ T̺͆a̺͆l̺͆a̺͆b̺͆a̺͆d̺͆a̺͆ S̺͆i̺͆d̺͆i̺͆i̺͆ A̺͆n̺͆a̺͆d̺͆ D̺͆h̺͆i̺͆m̺͆a̺͆n̺͆a̺͆y̺͆n̺͆꧂
(●’◡’●)ノ(●’◡’●)ノ(●’◡’●)ノ(●’◡’●)ノ
( ͡° ͜ʖ ͡°)S̺͆a̺͆h̺͆a̺͆l̺͆ k̺͆u̺͆m̺͆a̺͆ r̺͆x̺͆l̺͆a̺͆y̺͆n̺͆ k̺͆a̺͆r̺͆o̺͆( ͠° ͟ʖ ͡°)
᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾᯾
𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘
🤲𝕽𝕬𝕭𝕴 𝕿𝕬𝕷𝕺 𝖀𝕯𝕬𝕬🤲
🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾
☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎☻︎
♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩
====================
꧁𝔹𝕒𝕤𝕙𝕒𝕣𝕜𝕒𝕟 𝕜𝕦 ℚ𝕚𝕞𝕒𝕪𝕟
𝔹𝕒𝕣 ℚ𝕠𝕗 𝔸𝕕𝕒𝕘 𝕀𝕟𝕒 𝕋𝕒𝕙𝕪꧂
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆🏅🎖
●●●●●●●●●●●●●●⚽️
○○○○○○○○🌍○○○○○○○
💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢
●●●●●●●●●●●●●●●●
***********************************
Waad iso booqataye Kusali wll nabiga scw ____ ____ _____Itaal iyo muruq laxaadka

ᴥ︎︎︎Awood iyo cudud ladnaanta

ᴥ︎︎︎Kartida adag iyo hal deeqa

ᴥ︎︎︎Anigu waxaan ahay afkayga



➪Astaan muuqliyo sifaynta

➪Abbaar toosiyo caddaynta

➪Sawraca Soomaali aadka

➪Anigu waxaan ahay afkayga



☔︎Abtiga iyo inaabtigayga

☔︎Adeer iyo ina-adeerka

☔︎Awoow iyo oday mocooyga

☔︎Anigu waxaan ahay afkayga



ᴥ︎︎︎Axdiyo aahdiyo jibaadka

ᴥ︎︎︎Aheey iyo caku tolaayda

ᴥ︎︎︎Wirtiyo carta iyo allaayda

ᴥ︎︎︎Anigu waxaan ahay afkayga

( ͡° ͜ʖ ͡°)( ͡° ͜ʖ ͡°)( ͡° ͜ʖ ͡°)( ͡° ͜ʖ ͡°)( ͡° ͜ʖ ͡°)( ͡° ͜ʖ ͡°

☢︎︎Isaga iyadiyo tusmaynta

☢︎︎Kuwaas iyagiyo intaasba

☢︎︎Innaga adigiyo inteenan

☢︎︎Anigu waxaan ahay afkayga

𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘𖣘

★Haddeer ammintiyo ayaanka

★Hadhawtiyo arag fogaalka

★Illaa dura taariikh awaalka

★Anigu waxaa ahay afkayga

✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎✔︎

☀︎︎Abwaan hal-abuur le eegga

☀︎︎Odhaah gabaygiyo ujeedka

☀︎︎Ararta beyd liyo geeraarka

☀︎︎Anigu waxaan ahay afkayga



❣︎Indhaha dibnihiyo sankayga

❣︎Gacmaha addimada jidhkayga

❣︎Oogada saantiyo dushayda

❣︎Anigu waxaan ahay afkayga



✪Hayinka awrliyo hashayda

✪Hantida adhi iyo lo’dayda

✪Fardaha ashkirliyo gammanka

✪Anigu waxaan ahay afkayga



𖣔Alliyo Nebigay ammaanka

𖣔Caqiidiyo diin iimaanka

𖣔Addoonnima iyo islaamka

𖣔Anigu waxaan ahay afkayga



߷Himilo yididiillo oolka

߷Aqoon garashiyo xiskayga

߷Yoolkiyo ulashada hankayga

߷Anigu waxaan ahay afkayga



᯽Akhriska shaqalkiyo qoraalka

᯽Shibbane aamusan xuruufta

᯽Ayidka ereygiyo dhawaaqa

᯽Anigu waxaan ahay afkayga



❄︎Ab iyo ka abkay awoowga

❄︎Sinjiga isir sheegadkayga

❄︎Magaca iyo habel ahaanta

❄︎Anigu waxaan ahay afkayga

❄︎Af iyo af sooomaaligayga

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 21, 2024 2,297 +12 +0.6%
March 14, 2024 2,285 +2 +0.1%
January 17, 2024 2,283 +2 +0.1%
January 01, 2024 2,281 +2 +0.1%
December 01, 2023 2,279 -421 -15.6%
November 24, 2021 2,700 +100 +3.9%

Charts

More Clubhouse users