Gacantaada ayaan Gacantayda saari doonaa waxaanan kuu sheegi doonaa inaanan la'aanteed noolan karin.❤
Waxaad tahay Hadiyadii ugu Qaalisanayd ee aan illahay ka helo.🥺❤
Waxanad tahay Qofka kaliya ee anan rabin in aan lumiyo.🥺❤
Dadku waxa ay u gaajoodan cuntada iyo cabitaanka, balse anigu waxa aan u gaajoodaa "jaceylkaaga hadalkaaga iyo la kulankaaga".🥺❤
Waxaan ku leeyahay:- ma awoodo inaan ka ahaado ayaan qudha meesha aad ku sugan tahay.🫂🥺
Haddii ay maalin uun iwaydiiyaan maalintii Noloshayda ugu farxada badnayd waxaan xusi doonaa kulankeenii koobaad.🥺❤
Dareen....❤
Ma jiro qof sidan kugu xiiso kuugu xiisa oo sidaan kaaga war wara kaaga warwara ee hayga dheeraan macanto la.aantaa waa ii murugee🥺❤️
Waan ku jecalahay waxana ka jecalahay qalbiga ee kaama jecli indhaha xayati🥺❤️
Suuragal inkastoonay ahayn wada noolaashaheeno hadana waqtigan agtada ku qaato ma heli doono mid la mida😰❤️