🇸🇴"Ra'yiga kaa maqan qof kale ayuu ku jiraa"💓🇸🇴
🌍🇸🇴👁️🧠🗣️🎤👥. 👉Xasuuso ra"yigaagu qiimo ayuu leeyahay waana wax loo baahan yahay in la maqlo👈.
Halkan waa meel lagu soo dhawaynayo qof walba uuna ku soo gudbin karo codkiisa iyo aragtida uu ka qabo mawduuca markaa laga wada hadlaayo.
💐 Qofka naga aragtida duwan macnaheedu ma aha inuu naga soo horjeedo ama in uu yahay qof aan wax garanaynin.
Qof walba oo bani'aadam ah wuxuu wax u fiirin karaa si ka duwan qofka kale oo dhinac kale ayuu wax Ka arki karaa, wuxuuse xaq u leeyahay in sida uu wax u arko u soo bandhigi karo isagoo/iyadoo aanan baqaynin laguna qadariyo aragtidiisa/aragtiddeeda haddii aysan dhibaateynaynin qof kale💐.
Aan xasuusano
💗"Arrin nin la toosan, ayaa nin kale tuur la leh."💗.
Is-dhagaysiga iyo ixtiraamka Ra"yiga kale waxay dhalisaa is fahan iyo wada-noolaasho.
🌺🇸🇴SOO DHAWAAW🇸🇴🌺
Fadlan haku xadgudbin qofka kaa ra'yiga duwan.: Qof walba wuxuu xaq u leeyahay inuu kaa aragti duwanaan karo. Sidoo kale xaq waxaad u leedahay inaad fikirkaas dhaliili karto laakiin ka digtoonaw inaad weerarto shaqsigaa kaa ra'yiga duwan.
Fadlan haku xadgudbin qofka kaa ra'yiga duwan.
Qof walba wuxuu xaq u leeyahay inuu kaa aragti duwanaan karo. Sidoo kale xaq waxaad u leedahay inaad fikirkaas dhaliili karto laakiin ka digtoonaw inaad weerarto shaqsigaa kaa ra'yiga duwan.
| Day | Members | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| June 25, 2024 | 197 | 0 | 0.0% |
| March 20, 2024 | 197 | +1 | +0.6% |
| January 30, 2024 | 196 | 0 | 0.0% |
| December 16, 2023 | 196 | 0 | 0.0% |
| November 06, 2023 | 196 | +1 | +0.6% |
| October 06, 2023 | 195 | +1 | +0.6% |
| September 07, 2023 | 194 | +1 | +0.6% |
| August 09, 2023 | 193 | 0 | 0.0% |
| July 08, 2023 | 193 | 0 | 0.0% |
| June 15, 2023 | 193 | -3 | -1.6% |
| March 15, 2023 | 196 | +1 | +0.6% |
| January 31, 2023 | 195 | +1 | +0.6% |
| January 23, 2023 | 194 | +1 | +0.6% |
| January 15, 2023 | 193 | -1 | -0.6% |
| January 04, 2023 | 194 | +1 | +0.6% |
| December 24, 2022 | 193 | +3 | +1.6% |
| November 30, 2022 | 190 | -1 | -0.6% |
| November 24, 2022 | 191 | +2 | +1.1% |
| October 16, 2022 | 189 | +1 | +0.6% |
| October 09, 2022 | 188 | +1 | +0.6% |
| September 11, 2022 | 187 | +1 | +0.6% |
| September 02, 2022 | 186 | +1 | +0.6% |
| August 20, 2022 | 185 | +3 | +1.7% |
| August 13, 2022 | 182 | +1 | +0.6% |
| June 29, 2022 | 181 | -1 | -0.6% |
| June 22, 2022 | 182 | -1 | -0.6% |
| June 09, 2022 | 183 | +2 | +1.2% |
| June 02, 2022 | 181 | +2 | +1.2% |
| May 20, 2022 | 179 | +3 | +1.8% |
| May 13, 2022 | 176 | +1 | +0.6% |