TEAM WALALAH IS JACEL on Clubhouse

TEAM WALALAH IS JACEL Clubhouse
373 Members
Updated: Feb 23, 2024

Description

Welcome 🙏 team walalah 👭👬is 𝕛𝕒𝕔𝕖𝕝 ♥︎🫰❤️‍🩹
Nin...
baa wuxuu gabay naag aad u maseer badan.
Wuxuu damcay in uu la guursado naag kale.
Wuxuu ka fikirayay siduu ugu sheegi lahaa.
Kadibna waxa timid xaskiisa, aragtayna isagoo fikirayo oo murugeysan kuna tiri:
Macaan maxaa kugu dhacay oo aad la fikireysaa? Markaasuu ku yiri:
Gacaliso bogorka wadanka ka taliya baa wuxuu amar ku bixayay, ninka ugu yar waa inuu labo xaas leeyahay, haddii kale madaxa halaga gooyo.
Aniguna in aan kula guursado naag kale marabo ee maxaan sameeyaaa?
Markaasey ku tiri: Macaan dhib malahan ee shahidnimo isaga dhimo...

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
February 23, 2024 373 -1 -0.3%
January 09, 2024 374 0 0.0%
November 25, 2023 374 0 0.0%
October 22, 2023 374 0 0.0%
September 22, 2023 374 +3 +0.9%
August 24, 2023 371 -1 -0.3%
July 22, 2023 372 0 0.0%
June 26, 2023 372 -10 -2.7%

Charts

Some Club Members

More Clubs