SUBCIS: AQOON & OGAAL on Clubhouse

SUBCIS: AQOON & OGAAL Clubhouse
48 Members
Updated: Apr 24, 2024

Description

Subcis waa madal aqoon iswaydaarsi oo la asaasay 17-ka Luulyo, 2021, si loo kala faa’iideysto aqoon iyo cilmi ayadoo la adeegsanayo akhris, soo koobid buug iyo gorfayntiisba leh, khudbado diyaarin iyo xogwarran waaya-aragnimo leh,  iyo doodo mug iyo miisaan leh.

Ujeeddooyinka:
- Akhris wadareed dadban oo u dhaca: koobid ama gorfayn buug. 
- Diyaarinta iyo jeedinta mawduucyo xul ah.
- Qabashada doodo aqooneed hormuud mustaqbalka noqda.
- Keydinta dhigaalka iyo waxsoosaarka golaha. 
- Daabicid joornaal aqooneed hawlaha golaha ku salaysan/ 
- Qabashada tababarro akhris, qoraal iyo horumarin nafeed.
- Qabashada aqoon isweydaarsi iyo ka faa’iideysiga indheergaradka .

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
April 24, 2024 48 +2 +4.4%
February 13, 2024 46 0 0.0%
December 29, 2023 46 0 0.0%
November 15, 2023 46 +3 +7.0%
October 15, 2023 43 0 0.0%
September 15, 2023 43 0 0.0%
August 17, 2023 43 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs