Ex somali on Clubhouse

Ex somali Clubhouse
275 Members
Updated: Mar 27, 2024

Description

Asc wll. Kusoo dhawoow madasha EX SOMALI.

Magaca EX SOMALI...waa erey loogutala galay inuu dhaliyo suaalo kuaadan fahamka iyo micnaha somalinimada, wadaniyada, qabiilka, iyo qabyaalada.

Sababtuna ay tahay in fahankaas dib loo eego, dib loo shandeeyo iyo miizanka diinta, dhaganka iyo taariikhdeena lasaaro.

Natiijada aan rajeeneno ayaa markaa ah in afkaarta qaldan iska saarno, kuwa wanaagsanna hormarsanno, daloolada jirana aan ogaano si bulshadeena soomaliyeed uhormarino, afkaar cusubna kusoo kordhino.

Hadaba magac sidaa uu umuuqan karo marka koowad waa kaduwanyahay.

Hadaba kusoo dhawooow qolkan aan lahayn cunsiriyada, qabyaalad iyo hayb soocid. Welcome qofkasto.
كن من تكن فانت من تراب.
Qabiilka iyo qaranka doonto noqo waxa ka imaatay Nabi Adam... Adam na waxa u ka yimi ciiida

Jahliga fikir maseemeyo balse sanam ayuu taaga. Somalida sanam qabiil layiraah ayaa lagu imtixaanay markii jahliga batay

Waxaan halkaan kaga hadalnaa arrimaha bulshada,wacyi galin iyo istoosin .

Waa meel laisku xasuusiyo waanaga, xumaha laisaga reebo, afkaaraha laisweedarsado talooyinkana lakaqalato.

Hadaba tilmaamahaas nagugaro, tabtaasna haay, tusalaahasna qaado.
1.aad: Qabiil iyo qabyaalad wax kusaabsan loogama hadli karo goobtan.
2aad.: Hadal xanaf leh, caay, iyo shaqsi labeegso intaba waa kamamnuuc goobtaan
3aad.: Kaladambeynta ilaali. Adoo lagu siin mic haboobin.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 27, 2024 275 +2 +0.8%
February 06, 2024 273 +6 +2.3%
December 23, 2023 267 +5 +2.0%
November 11, 2023 262 +1 +0.4%
October 11, 2023 261 +6 +2.4%
September 11, 2023 255 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs