CAYR MAXAMED COMMUNITY on Clubhouse

CAYR MAXAMED COMMUNITY Clubhouse
2.3k Members
Updated: Mar 23, 2024

Description

Ku soodhawaada cayr maxamad community waa madal ay ku kulmaan dhalinyarada ugu qiimaha iyo qadarinta badan ee isticmaasho clubhouse 👑

#Cayr Maxamed waa Beel-weenta Habargidir
tariikhda Cayr & Aqoonyahanada Cayr
Beesha Cayr Ayaa u Dhalatay sidaan.
1.Cabsiiye
2.Ayaanle
3.Yabar-dhowrakace
4.Habar Eji
5.Hassan-Samadoorte
6.Yabadhaale
7.Babaanshe
8.Sabuux
9.Reer Caalin
10.Suubiye

Besha Cayr waxay ka mid tahay qabiilada ugu weyn Habargidir; waxay degtaa beeshu meelo ka mid ah gobolka Jubbada Dhexe iyo gobolo ku yaala Badhtamaha wadanka Soomaaliya.
Hordhac
Besha waxa lagu tiriyaa dadka ugu horeeyay Dalka keenay Ama Soo Celiyay adeegyada Daruuriga ah ama lagama maar maanka ah Sida isbtaalada hooyada & dhalanka Banaadir, Shifo Hospital hurwaa, Dawoyinka sida SHIFA pharmacy, Cuntada sida Warshada burka iyo Badarka ee sahal (waxara Cade), warshada Omada, saabunta Dalsan, warshad shaambada Som-electric. Iyo

Warshadda weyn soo saarto kuraasta plastic
Waana Warshada Ugu weyn Oo ku taalo Caasimadda somalia mugdisho waxeyna Soo saartaa kuraasta Caagaga ah & Alaabo Badan
Waxaa jirro Warshada weyn Oo Soo Saarto Caanaha Zamzam Bahja & Kuwa kale fara badan.

Waxaa si weyn loogu xasuusan karaa Shirkadaha isgaarsiinada Interneyada sida Global internet iyo Stanard internet, waxay kaloo masuul ka ahaayeen shirkada Coca-cola. Beesha waxa kaloo aan ku xasuusan karnaa Dadkii ugu horeeyay oo keeno isgaarsiinta ey Dadka ku wada xiriiraan tan markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliyeed taasoo Bulshada Soomaaliyeed Aad ugu Riyaaqday furida Shirkadaha telefanada TELCOM SOMALIA [*] iyo Nationlink waxey Beesha ka shaqeysay sare u soo qaadida iyo Hormarka ummada soomaaliyeed tan iyo Markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee Soomaaliya. Dadka Caanka Ah

Beeshu waxay leedahay dad caan ka dhex ah ummada soomaaliyeed Sida: Siyaasiyiin, janaraalo, Ganacsato, Odayaal dhaqameydo, Culuma'udiin, Aqoonyahano, Fanaaniin, Abwaano, & Ugaas iyo wax garadka farabadan. Kuwaasi waxaa ka mid ah Siyaasada & Maamulka.

• Cabdiqaasim Salaad Xassan, madaxweynihi hore Dowladii TNG Soomaaliya.
• Ugaas Xasan ugaas Maxamed ugaas Nuur
• Jeneral xusen cayrow
• General Yusuf maxamed siyaad indhacade
• General maxamed Nuur GALAAL.
• Jeneral Maxamed Rooble Jımcaale (Goobaale)
• GENERAL Elmi Rooble Ali AUN taliyahii Saldhiga Afgooye & Baydhabo ( 1967 )
• Cabdi Shakur Sh Xasan
• Maxamad Cismaan Caruus Afahayeenkii
Asc Ogoosııs muhıım ah caawo 10.00 ıyo xuska Gen Goobaale:

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 23, 2024 2,343 +4 +0.2%
February 01, 2024 2,339 +6 +0.3%
December 19, 2023 2,333 +7 +0.4%
November 08, 2023 2,326 0 0.0%
October 08, 2023 2,326 +12 +0.6%
September 08, 2023 2,314 +6 +0.3%
August 11, 2023 2,308 +15 +0.7%
July 09, 2023 2,293 +9 +0.4%
June 16, 2023 2,284 +20 +0.9%
March 16, 2023 2,264 -36 -1.6%
December 31, 2022 2,300 +100 +4.6%
September 30, 2022 2,200 +100 +4.8%
July 19, 2022 2,100 +100 +5.0%
June 16, 2022 2,000 +200 +11.2%
June 03, 2022 1,800 +100 +5.9%
May 07, 2022 1,700 +100 +6.3%
April 09, 2022 1,600 +100 +6.7%
March 18, 2022 1,500 +100 +7.2%
March 11, 2022 1,400 +313 +28.8%
November 23, 2021 1,087 +9 +0.9%
November 22, 2021 1,078 +51 +5.0%
November 19, 2021 1,027 +49 +5.1%
November 17, 2021 978 +43 +4.6%
November 15, 2021 935 +26 +2.9%
November 13, 2021 909 +16 +1.8%
November 11, 2021 893 +10 +1.2%
November 09, 2021 883 +1 +0.2%
November 08, 2021 882 +60 +7.3%
November 06, 2021 822 +10 +1.3%
November 05, 2021 812 +14 +1.8%

Charts

Some Club Members

More Clubs