D̳O̳O̳D̳ ̳F̳U̳R̳A̳N̳ on Clubhouse

D̳O̳O̳D̳ ̳F̳U̳R̳A̳N̳ Clubhouse
8 Members
Updated: Mar 24, 2024

Description

Yoolka barxaddani waa isu soo dhoweeynta aragtiyoonka isdiidan ee bulshadeennu kala qabto. Waxaanu u sameeynaynaa sidaasi si bulshadeenna isu fahanto, isu aqbasho, isu kaashato iyaga oo kala aragtiyo duwan.
Rule#1 Be respectful: Nooc walba oo aflagaado, qofka oo magac xun loogu yeero, shakhsiyaddiisa la weeraro, familkiisa oo la caayo ama muuqaalkiisa oo wax laga sheego waa ka xaaraam qolkani
Rule#2 Don't interfere when other person speaks: Qof waliba wuxuu xaq u leeyahay in uu helo waqti ku filan uu ku cabbiri karo fekerkiisa. Dadku waa inoo simanyihiin.
Rule#3 Be authentic: Fadlan haddii magacaaga sax ahayn, sawirkaaga uusan kuu saarnayn, xaq uma yeelaneysid inad hadal ku darsato doodda, mikrofon makuu dhiibeyno.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 24, 2024 8 0 0.0%
February 02, 2024 8 0 0.0%
December 20, 2023 8 0 0.0%
November 08, 2023 8 0 0.0%
October 09, 2023 8 0 0.0%
September 09, 2023 8 0 0.0%
August 11, 2023 8 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs