MUDULOOD KINGDOM on Clubhouse

MUDULOOD KINGDOM Clubhouse
124 Members
Updated: Mar 19, 2024

Description

Soomaaliya oo dhan waxaa soo marey 10 Madaxweyne.
5 Kamid ah waa Mudulood

1. Hussein Kulmiye Afrah (Vice President of S 1972-1990)
2. Aadan Abdulle Osman (President)
3. Ali Mahdi Mohamed (President)
4. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed (President)
5. Hassan Sheikh Mohamud (President)

Muduloodku waa niman qab weyn waana noo madax.
Meyrax soo jiraana iyo duub mug iyo taariikh leh.
Waa niman martaba dhaqan lahaa oon miriirixin.
Markaan hananay oon gobonimada nala mihiimsiiyey.
Maay iyo maxaatiri ninkii meylka loo dhiibey.
Ninkii qaranka maaree la yiri curate maandeeqe.
Marooqsiga ninkii diiyey ee maaxda yiri qeybsha.
Meertadana jideeyaa ahaa oo xeerka noo muday.
Mihindisyadii S.Y.L dhisay oo magaca dheer keenay.
Oo maafiyadii talyaaniga ragii toodi yiri maahan.
Mujaahideyntii LEGO haldoor muuqda ku lahaa.
Majaajilo dareen jiitayaal miiran laga dheehdo.
Guulo lala madeexo iyo shirib maaso iyo heeso.
Masrax yada dad laga jecel yahay Oo loo marxabeynaayo.
Murti dhuuxyo badan baa ka kacay maahireyn gabay.
Military-ga soomaaliyeed madaxdi aas aastay.
Mooralkoodu quburadi kobciday oo cadowga maasheysey.
Maarshaalkii ugu sareeyaa ahaa macalin daa’uud.
Marta maqasha lagu tababaroo ubadka loo meersho.
Qoraalkaan mahdiney oo dhaxalgalkaa oo milkiga yaal ah
Aqoonyahankii miisaamey bey u maamanaayeen.
Waa niman 5 madaxweyne heley iyo maxaakiim.
Waa niman aan masaafirin markey talada meershaan.
Waa niman aan qaxooto u muhanoo gaal maciin bidin.
Waa niman aan shisheeye umaleyn iney masruufaan.
Waa niman aan midig hoorsanoo carabi meeleyn.
Waa niman muqanac ku ah iney miraha beertaan.
Xaajada markey murugto waa lala majeertaa.
WELCOME: Hadii aad Mudulood tahay dad waad ugu amar sareysaa.
MAMNUUC: Qolkan waxaa ka mamnuuc ah in la isku aflagaadeeyo,
SHISHEEYE: Hadii aadan Boqortooyada Mudulood ahayn xitaa waa nala joogi kartaa. Mudulood waxaa lagu amaanaa ama lagu qadariyaa soo dhaweynta. Sharaf iyo ixtiraam nagula joog

Rules

WELCOME

Hadii aad Mudulood tahay dad waad ugu amar sareysaa.

MAMNUUC

Qolkan waxaa ka mamnuuc ah in la isku aflagaadeeyo,

SHISHEEYE

Hadii aadan Boqortooyada Mudulood ahayn xitaa waa nala joogi kartaa. Mudulood waxaa lagu amaanaa ama lagu qadariyaa soo dhaweynta. Sharaf iyo ixtiraam nagula joog

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 19, 2024 124 +3 +2.5%
January 29, 2024 121 +4 +3.5%
December 15, 2023 117 +3 +2.7%
November 05, 2023 114 +5 +4.6%
October 06, 2023 109 +3 +2.9%
September 06, 2023 106 -1 -1.0%
August 09, 2023 107 +1 +1.0%
July 07, 2023 106 0 0.0%
June 15, 2023 106 +5 +5.0%
March 15, 2023 101 0 0.0%
January 30, 2023 101 +1 +1.0%
January 27, 2023 100 +1 +1.1%
January 23, 2023 99 +1 +1.1%
January 08, 2023 98 -1 -1.1%
December 31, 2022 99 +1 +1.1%
December 27, 2022 98 +1 +1.1%
December 23, 2022 97 +1 +1.1%
November 05, 2022 96 -1 -1.1%
October 29, 2022 97 +1 +1.1%
October 23, 2022 96 -1 -1.1%
October 16, 2022 97 +2 +2.2%
October 03, 2022 95 +1 +1.1%
September 30, 2022 94 +1 +1.1%
September 11, 2022 93 +2 +2.2%
September 02, 2022 91 -1 -1.1%
July 31, 2022 92 -3 -3.2%
July 25, 2022 95 +2 +2.2%
June 29, 2022 93 -1 -1.1%
June 22, 2022 94 +2 +2.2%
June 16, 2022 92 +4 +4.6%

Charts

Some Club Members

More Clubs