علم توجيه القراءات من أجل فروع علم القراءات إن لم يكن أجلها على الإطلاق، إذ به تتجلى أسرار كتاب الله تعالى و تتضح به معاني القراءات المختلفة، فليس من قرأ القراءات و جمعها لفظا كمن قرأها و علمها لفطا و معنا و عرف سبب الاختلاف - وفي كلٍ خير-. ولهذا العلم علاقة وطيدة بعلم التفسير و الصرف و علوم اللغة عموما. فينبغي لطالب العلم العناية و الاهتمام به.
Cilmiga Tawjiihul qiraa'aadka wuxu ka mid yahay furuucda muhimka ah ee Cilmiga qiraaadku u qaybsamo, haduu ahayn ba ka ugu muhumsan, sabatoo ah Cilmigan wuxu kaa caawinaya ina fahantid macaanida qiraaadka kala duwan iyo sababtu khulafku u dhacay iyo macaanida kala duwan ee ka dhalanaya khilafka ka dhaxeeya qiraa'aadka. Waxa weeyena cilmi xidhiidh toos ah ula leh Cilmiga Tafsirka iyo sarfiga iyo luqada guud ahaan.
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
July 10, 2024 | 51 | +2 | +4.1% |
March 28, 2024 | 49 | 0 | 0.0% |
February 07, 2024 | 49 | +2 | +4.3% |
December 24, 2023 | 47 | +5 | +12.0% |
November 11, 2023 | 42 | 0 | 0.0% |
October 11, 2023 | 42 | +2 | +5.0% |