Xarunta Faarax Shuuriye on Clubhouse

Xarunta Faarax Shuuriye Clubhouse
59 Members
🎙 Storytelling 💥 Fun Topics
Updated: Jan 29, 2023

Description

XARUNTA DHAQANKA IYO SUUGAANTA FAARAX SHUURIYE waa xarunta kaliya, ee ka dhisan gobollada dhexe, ee u taagan, door muuqdana ka qaadata arrimaha dhaqan bulsheed, hidde umadeed, af qawmiyadeed, suugaanta Soomaaliyeed, ee dhawrid iyo dhaqidba isugu jira. Kaliya ma ahane, hiddaha iyo dhaqan, ciraayaha iyo caadooyinka soo jireenka ah, ee qarameed.

Rules

Waa ka mamnuuc arrimaha siyaasadda

Xeerka kowaad ee bartan waxaa ka mamnuuc ah ka hadalka arrimaha siyaasadda.

Ka mamnuuc ah qabyaaladda

Xeerka labaad ee bartan waxaa ka mamnuuc ah faquuqa qabiileysiga iyo qabyaaladda.

Kaliya arrimaha dhaqanka iyo suugaanta

Waxaa bartan loo oggol yahay wax kasta oo dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed quseeya, si gaar ah Gobollada Dhexe iyo si guudba Soomaali oo idil.

Some Club Members

More Clubs