■Dhudhubaha taleex iyo ilaa dhuda nugaal oo dhan
■Ragii loogu dhici waayey ee looga dhalandhoolay
■Ee dhoodi meer iyo fardaha dhiidhiga ufuulay
■Beerdhiga ragii koofil dhigey ee haadka ugu dhiibay
■Ee waranka meeshay dhigtaan loogu dhici waayey
■Taariikhda nimankii dhigee magaca dheer yeeshay
■Ee cadawga kii dhiiranaa dhuunta kala gooyey
■Ee calanka dhaayaha uroon saaray dhaladeena
■Waa niman dhulbahante ah hadaan la is dhabcaalayn
| Day | Members | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| July 20, 2024 | 264 | 0 | 0.0% |
| April 24, 2024 | 264 | +1 | +0.4% |
| February 12, 2024 | 263 | -1 | -0.4% |
| December 29, 2023 | 264 | 0 | 0.0% |
| November 15, 2023 | 264 | 0 | 0.0% |
| October 15, 2023 | 264 | 0 | 0.0% |
| September 15, 2023 | 264 | 0 | 0.0% |
| August 17, 2023 | 264 | -1 | -0.4% |
| July 15, 2023 | 265 | 0 | 0.0% |
| June 21, 2023 | 265 | +18 | +7.3% |