Team Dugsiye best of club on Clubhouse

Team Dugsiye best of club Clubhouse
61 Members
Updated: Mar 16, 2024

Description

Qanaacaada hankaaga qunyar socod ku maaree
Qarniyadii tagey qabyadoodu badan yahay qof samir ku direy noqo
Qabqablaha warkiisiyo qool jibiyaha qoloocan kor uga soco xantiisa
Qof qaaliyo qiimaahaaga hanan kara ayaa qalbigaaga jibin kara
Qariyoo sirahaaga qofna waayahaagiyo waqti ciilkaa yaanu arkin
Qaxar iyo dhibaatada qofna hibo umuu helin qeybeey nolosha ka tahay
Qashkaa baxaayiyo qaaradahan qariban qolaa ku heshiisey dhiilka
Qariyoo inta guud quful oo xafid qaraarkana qeex oo ha sidin
Qaarbaa laqanyoodo oo qiimahaaga qiri karin
Qor oo qeybiyoo ku daabac qalbiyada dugsoon qaayahaaga qiri kara

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 16, 2024 61 0 0.0%
January 26, 2024 61 0 0.0%
December 12, 2023 61 +1 +1.7%
November 03, 2023 60 0 0.0%
October 04, 2023 60 +1 +1.7%
September 04, 2023 59 +1 +1.8%
August 06, 2023 58 0 0.0%
July 05, 2023 58 -1 -1.7%

Charts

Some Club Members

More Clubs