Dood cilmiyeed hufan oo ku saabsan xal u raadinta arimaha siyaasadda iyo kuwa bulshada ee Geeska Afrika. Xalku waa sahal haddii xeeladiisa la helo. Aragtidaadu waa muhiim.
XEER#1- [ IXTIRAAM ARAGTI ]: Ruux walba waxaa u furan inuu aragtidiisa si xor ah u cabiro LAAKIIN waxaa ka reeban cayda iyo xaqiraada aragtida dadka kale. Waxaa reeban in shaqsi, qabiil ama qowmiyad si gooni ah loo dhaleeceeyo.
XEER #2 - [ ILAALINTA WAQTIGA]: Haddii ruuxa fursad loo siiyo inuu hadlo waa inuu ku koobnaado mowduuca laga hadlayo isla markaana uu ilaaliyo waqtiga dadka kale. Waxaa reeban ku celcelinta fikirada ay dad kale uga hadleen.
XEER #3 - [ DHEXDHEXAADNIMO]: Golahan waa mid dhexdhexaad ah. Hadafkiisu waa wacyigalinta bulshada & kor uqaadidda garaadkooda. Aragtida ka qeyb galayaasha golahan waa iyaga ugooni ah ee kama turjumayso aragtida xubnaha maamulka.
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
May 20, 2024 | 163 | +2 | +1.3% |
February 26, 2024 | 161 | +3 | +1.9% |
January 11, 2024 | 158 | +2 | +1.3% |
November 28, 2023 | 156 | +2 | +1.3% |
October 24, 2023 | 154 | +2 | +1.4% |
September 24, 2023 | 152 | +1 | +0.7% |
August 26, 2023 | 151 | +1 | +0.7% |