KULANKA WALAALAHA on Clubhouse

KULANKA WALAALAHA Clubhouse
2.3k Members
Updated: Feb 21, 2024

Description

❥︎𝙛𝙤𝙡𝙡𝙤𝙬 𝙩𝙤 𝙛𝙤𝙡𝙡𝙤𝙬❤︎
❥︎𝙂𝙖𝙢𝙚 𝙩𝙤 𝙂𝙖𝙢𝙚❤︎
❥︎حسبي الله و نعم الوكيل نعم المولى و نعم النصير.

اللهــم إنـي أستودعك ما قرأت وما حفظت وما تعــلمـت فـردة عنــد







حـاجـتي إليه إنـك عـلى كـل شـيء قـديـر.وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَةَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا ۗ إِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ رَّحِيمٌ

Sida ilaahay nimcadiisu inoo maashaysay dhinac walba oo nolosheena kamida ayay naxariistiisa iyo dhaafida dhacdhaceenuna inoo maansheeyey dhinac walba.
Nimcooyin fara badan oo aynu haysano uma naqanaano inay nimcad tahay ilaa aan wayno
Dunuub badan oo aynu galnana kuma baraarugsanin saamaynta ay nolosheena kuyeelan lahaayen hadaan ilaahay Ina soo qabqaban oo markastad talaabsato dib lagusoo hinjin ayado lagu dareen siinaayo inad wax aan dan kuu ahayn faraha kula jirtid .

Sida ilaahay nimcadiisa iyo danbi dhaafkiisu aanu inoogu xisaabsanayn ayaynu ubaahanahay xuska alllah iyo mahadnaqiisaba inaynaan uxisaabin nolosheena ee aynu marwalba afka kuhayno xuska iyo mahadnaqa alllaah 😘

اللهـم اشـرح لي صدري ويسر لي أمري وأحلل العـقدة مــن لسـاني ليفقهوا قــولي, باسم الله الفتاح اللهم








Jimcaha Akhriso Suuratul Kahf, badina saliga

“ أَكثِروا الصَّلاةَ عليَّ يوم الجمعةِ “

Salliga Nabiga (Scw) Faa’iidooyinka laga helo waxaa ka mid ah in laguu Danbi dhaafo, in wixii aad ilaahay waydiisatay lagu siiyo, in murugada lagaa qaado, in ilaahay kugu saliyo(naxariisto) iyo in malaa’gtuna kugu saliso( Alla kuu baryaan)…

Haye aan ku Sallino xabiibkeenii ﷺ

Jumca wanaagsan akhyaareey

“ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan”
Suurada Al-ahzaab (aayada 56)

﴿ ﷽ ﴾﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﴾

قال رسول الله ﷺ :

أَكثِروا الصَّلاةَ عليَّ يوم الجمعةِ
وليلةَ الجمعة فمن صلَّى عليَّ صلاةً صلَّى اللَّهُ عليْهِ عشرًا ."

Nabigu swc wuxuu yiri “ Badiya Salliga maalinta jimce iyo habeenkeeda, Qofkii igu saliya aniga (nabiga ah) hal Salli wuxuu ilaahay ku saliyaa toban (10) jeer ( salliga Alle waa naxariis)

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكَ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِهِ وَصَحْبِهِ.



لا سهل إلا ماجعلته سهلا يا أرحم الراحميـن.

ندعو الله أن يدلنا على ما هو خير و الحمد لله رب العالمين. 𝙞𝙮𝙤 𝙠𝙖𝙛𝙩𝙖𝙣❤︎

Some Club Members

More Clubs