Sida doni u bashal lkn buuq ha furin🗣: Hadi kale ada buuq lagugu furi abti. Jawi Qado abti🤩: Iska raxayso oo Jawi qado. No Qalajis abti❌: Rux kale beef ad uu qabto qolkan ha la iman abti.