TEAM ♤ KING 《UK》 on Clubhouse

TEAM ♤ KING 《UK》 Clubhouse
361 Members
Updated: Mar 15, 2024

Description

Dhashii Nabi Adano 🤩❤
Oo gadi Nabi Yusuf lay 🥰
Malaa ig sided Asturan👫
Arooryo dilaacdey Ubax🌹
Iftiinka laso baxo 🥀
Aadmigu ku illdoogsaday 💥
Nafteydu Adeecsan Ruux🥰
Aqlaaq lagu so korshay 💟
liman lagu Ababshayey 💝
A bsami qof Aruursano 🏝
linsaanku Amaan u qiray🙏
Aduun la ilaashaday💑
Naftu Waxay





Aduun yada ruux ku doortay
A Yaa laGu oon baxaa Ye
NaFtan ku ilaashanaYsa,
U noqo Wehel Caashqeeda
🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤👸👸👸
❣Jecelku waa dareen😘 👀Indhihsuba waa Dookha🙈🌹 👂Maqalkisuna wa Farxda😄💝 🧑Wajigsuna waa kulanka👭❣ 🏕Deegankisu waa khalbiga💘💝 💘Dhaqankisu waa Diin📚😘 🥰Astaankiisa waa Ubaxa⚘⚘ 🔐Awoodisu waa kalsonida❣❣


Joogaaga dheer iyo,
🌷 Xibnahaaga jalaqsani,

🌷 Jalleecada kalgacalka leh,
🌷 Jaahaaga quruxda leh,

🌷 Timahaagan jiifee,
🌷 Miskahaaga joogiyo,

🌷 Dhexdan taako lagu jaray,
🌷 Jirkaagaan xariirta ah,

🌷 Jaad samida codkaagiyo,
🌷 Qosolkaaga jilicsani,

🌷 Jaanqaadka socodkiyo,
🌷 Jiijiidka laafyaha,

🌷 Kama jeesan karayoo,
🌷 Waan kugu jidboodee,

🌷 Wax i jiidanaayoo,
🌷 Qalbigayga jiiraa,

🌷 Kugu jiro jamaal badan,
🌷 Jooharad miyaa tahay,

🌷 Misa jawhar luulkiyo,
🌷 Dheeman dahab lasoo jaray,

🌷 Jamaad gacanta ii dhiib,
🌷 Jannadii aduunkiyo,

🌷 Beeraha jacaylkana,
🌷 Farxad igula soo joog,




🌷Markay ku arkaan indhuhu,
🌷Eegmada kaama weeciyaan,

🌷Afkuna erayada kalgacal,
🌷Waxan ahayn kuma ortee,

🌷Oraahdaaday dheguhu,
🌷U xiisaan had iyo jeer,

🌷Intaad iga maqantahuu,
🌷Qalbigu i ilmaynayaa,

🌷Oonkaa iga bixi lahaa,
🌷Hadaan kula aqal galee,

🌷Hadaad ubad ii dhashana,
🌷Nicmaan ku ildoogsan laa,

🌷Aduun waa ayaan quroo, (qudhoo)
🌷Eebbaa loo laabaniye,

🌷Allow yaad aakhirana,
🌷U noqotaa xawralcayn !


❇ Haduu saxar yari ku gaaro,
❇ Naftaydu si baan noqdaaye,

❇ Intaan saacado ku waayay,
❇ Maxaan sanad mooday leylka,

❇ Xanuunka ku saaqay maanta,
❇ Muxuu salal igu abuuray,

❇ Hadaan simaney awoodo,
❇ Inaan kaa soo wareegsho,

❇ Intaan aniga isa saaro,
❇ Ayaan kori lahaa sariirta !

❇ Sirtaydi dul keenay miiskoo,
❇ Wadnuhu way suuxayaaye,

❇ Inaan sidi Qays habaabo,
❇ Ayaan ku sigtaa dareenka,

❇ Aduun waa saxal wareegoo,
❇ Ayaanba si buu noqdaaye,

❇ Adoo ii soo qoslaaya,
❇ Maxaad farxad igu salaantay,

❇ Maxaan suugaan macaan iyo,
❇ Sarbeebo jacayl wadaagnay,

❇ Siyaadada xiisaheenna,
❇ Maxaan soddon jeer is eegnay,

❇ Inaan la sinneyn dadkoo dhan,
❇ Kalsooni maxaad isiisay, ...

❇ Adoo sabar muujinaayo,
❇ Qur'aan isasaar xabiibti,

❇ Allaha caafimaad kusiiyee,
❇ Sadkaaga ka yeel adkaarta,⁷

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 15, 2024 361 0 0.0%
January 25, 2024 361 0 0.0%
December 11, 2023 361 0 0.0%
November 02, 2023 361 0 0.0%
October 03, 2023 361 0 0.0%
September 03, 2023 361 0 0.0%
August 06, 2023 361 0 0.0%
July 05, 2023 361 0 0.0%
April 09, 2023 361 +2 +0.6%
March 14, 2023 359 +22 +6.6%
October 15, 2022 337 +1 +0.3%
October 09, 2022 336 +9 +2.8%
October 03, 2022 327 +4 +1.3%
September 24, 2022 323 +4 +1.3%
September 11, 2022 319 -1 -0.4%
September 01, 2022 320 -1 -0.4%
August 26, 2022 321 -1 -0.4%
August 19, 2022 322 -3 -1.0%
August 13, 2022 325 -2 -0.7%
July 31, 2022 327 -1 -0.4%
July 18, 2022 328 -2 -0.7%
July 11, 2022 330 -3 -1.0%
July 05, 2022 333 -1 -0.3%
June 28, 2022 334 -3 -0.9%
June 15, 2022 337 +7 +2.2%
June 08, 2022 330 +4 +1.3%
June 02, 2022 326 +3 +1.0%
May 26, 2022 323 +1 +0.4%
May 19, 2022 322 -3 -1.0%
May 06, 2022 325 -3 -1.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs