MADAXDII WADANKANU NAHAY MAATIDA LAMA MURANO
-----------------------------------------------.                                                               (XIRSI--FAARAX)
-----------------_----------------------------------------
BULBULOOW LIBAAX IYO DACAWO POWER KALA ROONE HADII UU BULXAMO AARKU WAA BILI CUSLAADAAYE WAXAN NAHAY RAG LAGU BEEGI JIRAY BOQOL NIN
_____________________________
AXMEDOW hadalka waan garan inaad hiil u leedahaye
Haasaawahaad diideysaa haarta nagu taalle
Waxad waranka ula haadaysaa haybtu waa belo'e
Hub wanaagsan heensiyo wanaag dirir la haabeeyo (XIRSI --FAARAX) baan uga dhashiyo hurinta waaweyne
Hundaha garowe iyo dogob hoonka bacadweyn
hoosada burtinle iyo Ayahaas heetis lagu maalo
Intaasaannu Hayboow sidii hodan u joognaaye
Waan heli karaa toban kunoo hiirta weerara'e
Hal nin qalanayaa kuma degdego halaca jiilale
Haldhablaha ma jaro jeeruu haan u dhaansado'e
Halkaan marinlahaabaa Bileys iga hor joogaaye
| Day | Members | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| June 16, 2024 | 283 | +2 | +0.8% | 
| March 15, 2024 | 281 | +1 | +0.4% | 
| January 25, 2024 | 280 | 0 | 0.0% | 
| December 11, 2023 | 280 | 0 | 0.0% | 
| November 03, 2023 | 280 | +1 | +0.4% | 
| October 03, 2023 | 279 | 0 | 0.0% | 
| September 04, 2023 | 279 | 0 | 0.0% | 
| August 06, 2023 | 279 | -1 | -0.4% | 
| July 05, 2023 | 280 | -5 | -1.8% | 
| April 10, 2023 | 285 | -1 | -0.4% | 
| March 14, 2023 | 286 | +1 | +0.4% | 
| January 15, 2023 | 285 | +1 | +0.4% | 
| November 30, 2022 | 284 | +1 | +0.4% | 
| November 17, 2022 | 283 | +1 | +0.4% | 
| October 09, 2022 | 282 | -1 | -0.4% | 
| September 29, 2022 | 283 | -3 | -1.1% | 
| September 17, 2022 | 286 | +1 | +0.4% | 
| August 19, 2022 | 285 | +1 | +0.4% | 
| August 13, 2022 | 284 | +1 | +0.4% | 
| July 31, 2022 | 283 | -1 | -0.4% | 
| July 18, 2022 | 284 | +1 | +0.4% | 
| July 05, 2022 | 283 | +1 | +0.4% | 
| June 08, 2022 | 282 | +3 | +1.1% | 
| May 06, 2022 | 279 | -1 | -0.4% | 
| April 29, 2022 | 280 | +1 | +0.4% | 
| April 22, 2022 | 279 | -1 | -0.4% | 
| April 15, 2022 | 280 | +1 | +0.4% | 
| April 01, 2022 | 279 | -2 | -0.8% | 
| March 17, 2022 | 281 | -1 | -0.4% | 
| March 10, 2022 | 282 | +3 | +1.1% |