Wada hadalka bulshada soomaaliyed iyo isfahanka Siyaasadeed iyo diin ahaanba sidoo kale kawada doodida dhibaatooyinka ka taagan bulshada dhexdeeda .
caburin ma-jirto: Qof walba waxa uu xaq u-leeyahay in uu si xor ah uhadlo ,dhiibtona Faallooyinkiisa iyoba waxyabaha maskaxdiiss kaguuxaya .
Looma baahna Af-lagaado iyo weerar: Waxa diidmo ah weerarka qof ahaanta ah , Noloshiisa iyoba Afaarihiisa. kala saarna farqiga u dhaxeeya "dhaliisha" iyo" cayda"
There is no limit to the topics: Ma jirto xuduud cas ay leeyihiin mawaadiicda laga wada hadlayo waxana jira kuwo aad u xasaasiyad badan oo dadka qaarkood dhibsanayaan .lakiin mudan in laga wada hadlo .