Dadwaynaha IQRA on Clubhouse

Dadwaynaha IQRA Clubhouse
88 Members
Updated: Jul 4, 2024

Description

Kalmada quranka ugu horaysay ee soodagtay waxay ahayd إقرأ.
Karamaadka ilaahay waxaa lugu hilaaa wax akhriska iyo aqoon taadu intay gaadhsiisantahay.
umadanna kor waxay ugaadhay xadarad usmaysatay waa intay wax akhrisanaayeeen ...maantaana dadka khayraadka caalmka kafa'idaystaa waa umada ugu wax akhriska badan .


Diyaar ma looyahay inaanu wax akhrino aqoona barano sida aanu ugu hormari lahayn khayraadka caalmkana uga fa'idaysan lahayn?
Mute kusoogal:
Mamulka ilaali:
Caydu xaraan:

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
July 04, 2024 88 +1 +1.2%
March 25, 2024 87 0 0.0%
February 03, 2024 87 0 0.0%
December 20, 2023 87 +1 +1.2%
November 09, 2023 86 +1 +1.2%
October 09, 2023 85 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs