DHALINYARADA DHULBAHANTE on Clubhouse

DHALINYARADA DHULBAHANTE Clubhouse
465 Members
Updated: Jun 1, 2024

Description

🇸🇴🎤🎤✨
Weerkuba wuxuu xilo galoo, xeeda ka hayaaba
Xanuunka iyo gaajada wuxuu, la xabbisnaadaaba
Xoolaha wax laga ooto oo, laga xareestaaba
Markay xayni soo goosatuu, ugu xasuuqaaye
Mana xishoodo jeerey ilkuhu, xanaf sarreeyaane
Markaasuu calooshii xidhneyd, xalus ku yeeshaaye
🤛🤛🤛🤛🤣🤣
Afartaa sidii deleb la riday, maysu dabajoojey,
Da’dii“ aan ka qaadiyo miyaan, “Deelka“ ka habawshay,
Ma daleeyey deelqaafku waa, kaa dilaa gabaye,
Dacwad kalena waa aniga iyo dan iskasheeggayga
Maansadan dad wada qoonsadaye, diradiraw qaatay
 Diin run ah daliilkii sharciga, yaan ka daalacaye
Dembi inaanu iga raacahayn wax u daliilkiiya:
Daahyaale geelii la helay, waa kan Dayr dhalaye.
🤛🤛🤛
Qodobka 101A: 101a Qolkan cay shaqsi iyo mid Qabiil lagama ogola sida: Diincay ,Nasab cay iyo hooyo cay . Qodobka 102D Xarafka 32a Lagama hadlikaro Arimaha Hoose ee Dhulbahante wixii xumaankeni kara
Qodobka 103b: Qolkan waxa mamnuucka ah Remove iyo Cabudhin shaqsi raba inuuhadlo. Qodobka 107 Xarafka 23 qofka jabiya xerarka waaladajinayaa . Qodobka 107 xarafka 25 Lamana sicayayo
Qodobka 105C xaraka E: Xarafka E . Qolkan waxa usiman Qofkasta oo Dhalinyarta Dhulbahante ah . Qodobka 109 Xarafka h15. Qolkan waxa Usiman oo kale Dhalinyarta Darood .

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
June 01, 2024 465 +3 +0.7%
March 08, 2024 462 +4 +0.9%
January 18, 2024 458 +5 +1.2%
December 04, 2023 453 +2 +0.5%
October 29, 2023 451 +3 +0.7%
September 28, 2023 448 +2 +0.5%
August 30, 2023 446 0 0.0%
July 27, 2023 446 +2 +0.5%
July 01, 2023 444 +3 +0.7%
April 05, 2023 441 +5 +1.2%
March 11, 2023 436 +259 +146.4%
November 13, 2021 177 +2 +1.2%
November 05, 2021 175 +3 +1.8%
November 01, 2021 172 +1 +0.6%
October 29, 2021 171 +4 +2.4%
October 28, 2021 167 +4 +2.5%
October 27, 2021 163 +72 +79.2%
August 25, 2021 91 +3 +3.5%
August 24, 2021 88 +12 +15.8%
August 23, 2021 76 +2 +2.8%
August 22, 2021 74 +6 +8.9%

Charts

Some Club Members

More Clubs