Somaliweyn youth on Clubhouse

Somaliweyn youth  Clubhouse
644 Members
Updated: Mar 10, 2024

Description

Asc Dhamaan asxaabta aynu jecelnahay kusoo dhawaada groupka dhalinta somaaliyeed. Waxaan rajaynayaa inaad waqti aad u wanaagsan inala qaadataan. Groupkan waxaynu u samynay inaynu dhalinta iskugu keeno oo aan is dhex galkoodu aad u badino. Qof walbo oo somali ah ama luqada somaliga ku hadlo waynu soo dhawaynayna. Waxaan dhamaantiin idin ka rajaynayaa inaad shuruucda inala dhowri doontaan si aan waqti wanaagsan u wada qaadano. Welcome to your group every Somali.
#1 Is dhagaysi : Qof walbo isku day inaad dhagaysatod dadka barnaamishka daadihinaayaan iyo ka qayb qaatayaasha barnaamishka, sababta oo ah hadaanan la is dhagaysanin wax shaqaynaayo malahan.
#3 Dhiibo fikirkaaga Dhagayso kan asxabta kale : Fikirku maahan shay sax iyo qalad ka hadlayo ee qof walbo waxa uu shegaya sida ay asiga/iyada ay la tahay. Marka qofna qasab kuma ahan inuu fikrada qofka kale ku raco lkn waxa muhim ah in la dhagaysto
#3 Muuji dulqaad : Ka qayb qaate Noqo qof dulqaad leh mar walbo uu barnaamish jiro qof walbo microphoneka waa la siinaayaa in ku filan, marka please and please isku daya inaad dulqaad dheeri ah muujisaan . Thanks 🙏

Rules

#1 Is dhagaysi

Qof walbo isku day inaad dhagaysatod dadka barnaamishka daadihinaayaan iyo ka qayb qaatayaasha barnaamishka, sababta oo ah hadaanan la is dhagaysanin wax shaqaynaayo malahan.

#3 Dhiibo fikirkaaga Dhagayso kan asxabta kale

Fikirku maahan shay sax iyo qalad ka hadlayo ee qof walbo waxa uu shegaya sida ay asiga/iyada ay la tahay. Marka qofna qasab kuma ahan inuu fikrada qofka kale ku raco lkn waxa muhim ah in la dhagaysto

#3 Muuji dulqaad

Ka qayb qaate Noqo qof dulqaad leh mar walbo uu barnaamish jiro qof walbo microphoneka waa la siinaayaa in ku filan, marka please and please isku daya inaad dulqaad dheeri ah muujisaan . Thanks 🙏

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 10, 2024 644 +24 +3.9%
January 20, 2024 620 +17 +2.9%
December 06, 2023 603 +4 +0.7%
October 30, 2023 599 +9 +1.6%
September 30, 2023 590 +3 +0.6%
August 31, 2023 587 +2 +0.4%
August 03, 2023 585 +2 +0.4%
July 02, 2023 583 +1 +0.2%
April 07, 2023 582 +3 +0.6%
March 12, 2023 579 +2 +0.4%
February 03, 2023 577 +2 +0.4%
January 30, 2023 575 +5 +0.9%
January 26, 2023 570 +1 +0.2%
January 22, 2023 569 -8 -1.4%
January 14, 2023 577 +1 +0.2%
January 11, 2023 576 +3 +0.6%
January 03, 2023 573 +2 +0.4%
December 30, 2022 571 +5 +0.9%
December 27, 2022 566 +1 +0.2%
December 23, 2022 565 +8 +1.5%
November 29, 2022 557 -1 -0.2%
November 23, 2022 558 +1 +0.2%
November 16, 2022 557 -1 -0.2%
November 10, 2022 558 +4 +0.8%
November 03, 2022 554 +3 +0.6%
October 28, 2022 551 +2 +0.4%
October 15, 2022 549 +7 +1.3%
October 08, 2022 542 +8 +1.5%
September 29, 2022 534 +13 +2.5%
September 23, 2022 521 +11 +2.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs