Team Hansare on Clubhouse

Team Hansare Clubhouse
74 Members
Updated: Mar 5, 2024

Description

𝐖𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞 👋 𝐠𝐚𝐜𝐦𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐰 𝐚𝐝𝐨𝐨
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧 🙏

𝐐𝐨𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐮𝐮 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐰𝐝𝐮𝐮𝐜𝐲𝐨 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐣𝐚𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡

𝐂𝐢𝐝𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐪𝐨𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐫𝐭𝐢 𝐲𝐚𝐲𝐧𝐚𝐧 𝐢𝐬 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐬𝐢𝐢𝐧

𝐒𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟 𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐡𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐞 🌹🌹🌹

𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐡 𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐇𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐞

𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐚𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝🙏
Xeerarka : Xeerarkan raac👇 💠Aflagaado
💠buuq
💠qabiil cay
💠ixtiraam daro
💠dhaqan xumo.
Sharaxaada xeerarkaas kor ku xusan: 🗣Aflagaadadu waa shay xun waxaana dhaqan iyo caado ka dhigta dadka inta liidata een isku kalsoonayn 🔊buuqu waa dhaqan haan wanaag sanayn soomali ayaa horay u tidhi (hadal hadal ma dheero)
Sharaxa xeerarka: Qabiilkaaga ma jeclid in wax laga sheego waadna dhibsataa sidaad u dhisan ayuu qofka kalana u dhibsan marka dareenka walaalka ilalaali. Markaad qofka ixtiraamto ayuu ku ixtiraami. Mahadsanid

Rules

Xeerarka

Xeerarkan raac👇 💠Aflagaado
💠buuq
💠qabiil cay
💠ixtiraam daro
💠dhaqan xumo.

Sharaxaada xeerarkaas kor ku xusan

🗣Aflagaadadu waa shay xun waxaana dhaqan iyo caado ka dhigta dadka inta liidata een isku kalsoonayn 🔊buuqu waa dhaqan haan wanaag sanayn soomali ayaa horay u tidhi (hadal hadal ma dheero)

Sharaxa xeerarka

Qabiilkaaga ma jeclid in wax laga sheego waadna dhibsataa sidaad u dhisan ayuu qofka kalana u dhibsan marka dareenka walaalka ilalaali. Markaad qofka ixtiraamto ayuu ku ixtiraami. Mahadsanid

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 05, 2024 74 +1 +1.4%
January 15, 2024 73 0 0.0%
December 02, 2023 73 0 0.0%
October 27, 2023 73 0 0.0%
September 27, 2023 73 0 0.0%
August 28, 2023 73 0 0.0%
July 25, 2023 73 0 0.0%
June 30, 2023 73 0 0.0%
April 04, 2023 73 0 0.0%
March 10, 2023 73 -3 -4.0%
August 05, 2022 76 -1 -1.3%
June 20, 2022 77 -1 -1.3%
June 13, 2022 78 -1 -1.3%
May 11, 2022 79 -1 -1.3%
March 08, 2022 80 -2 -2.5%

Charts

Some Club Members

More Clubs