𖣘🅑O̶̶̶Q̶̶O̶̶R̶ ̶🅢H̶̶A̶̶R̶̶M̶̶A̶𖣘 on Clubhouse

𖣘🅑O̶̶̶Q̶̶O̶̶R̶ ̶🅢H̶̶A̶̶R̶̶M̶̶A̶𖣘 Clubhouse
445 Members
Updated: Mar 27, 2024

Description

' Duni daan dhibaatiyo
Laga waayin dheeliye
Hadad dheef la maan tahy
Dhinacaga waxa yaal
Dhagax maaha waa ruux
Baahi dhuubtay oon kicin

Hadaad dhaylo cunaysoo
Dhandhanan ku garabyal
Dhaqaalena aad haysaan
Kuwo dhuuni go,ay oo
Dhafoor godan ayaa jirra
Oon dhawaaqin abidkod

Hadaad dhamacda necebto
Dhisme quruxsan aad taal
Kuwo dhado asqaysoo
Dhaxan aan ka kicin oo
Dhulka seexda baa jirra

Hadii uuna kugu dhufan
Waayuhu dharbaaxada
Oy kuu dhan tahay adi
Kuwuu dhabana hays iyo
Dhakafaar badaa jirra

Hadaad dhoohan tahay oon
Dhacdadiyo ayaamuhu
Cashirr dhaxala kuu dhigin
Kolkay kaa dhamaatee

Dhaawac uu ku dhaagad
Dhabta garani doontaa'🥺☝︎

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 27, 2024 445 0 0.0%
February 06, 2024 445 -1 -0.3%
December 23, 2023 446 0 0.0%
November 11, 2023 446 0 0.0%
October 11, 2023 446 0 0.0%
September 11, 2023 446 0 0.0%
August 14, 2023 446 +1 +0.3%
July 12, 2023 445 0 0.0%
June 18, 2023 445 -5 -1.2%
March 18, 2023 450 -9 -2.0%
March 02, 2023 459 0 0.0%
February 04, 2023 459 -3 -0.7%
January 12, 2023 462 -1 -0.3%
January 08, 2023 463 -1 -0.3%
December 24, 2022 464 -2 -0.5%
December 01, 2022 466 -1 -0.3%
November 25, 2022 467 -2 -0.5%
November 18, 2022 469 -1 -0.3%
October 24, 2022 470 -2 -0.5%
October 17, 2022 472 -1 -0.3%
September 30, 2022 473 -1 -0.3%
September 25, 2022 474 +1 +0.3%
September 12, 2022 473 -2 -0.5%
September 06, 2022 475 +1 +0.3%
August 27, 2022 474 -4 -0.9%
August 21, 2022 478 -3 -0.7%
August 14, 2022 481 +1 +0.3%
August 01, 2022 480 -5 -1.1%
July 26, 2022 485 +4 +0.9%
July 19, 2022 481 -4 -0.9%

Charts

Some Club Members

More Clubs