HAYAAN on Clubhouse

HAYAAN Clubhouse
2k Members
Updated: Mar 11, 2024

Description

Ujeedooyinka qolka hayaan iyo mawaadiicda ka bixi doonta.


1. Arrimaha khuseeya diinta sida: muxaadaraad, Akhrinta buugaag kala duwan,doodaha cilmiga ah.

2.Arrimaha dhaqanka iyo suugaanta ah sida: gabayada,maansooyinka,sheeko faneedka.

3.Gameska faa,idada leh sida: kahoot ka iyo wixii lamid ah.



1. Waxaa ka mamnuuc ah qolka qabyaaladda iyo in qabiil wax laga sheego.

2. In siyaasad lagu falanqeeyo.

3. Muran diineed aanuu qofku cilmi u lahayn in uu qolka kaga dhex hadlo.

4. In shubuhaad iyo wix diinta islaamka khilaafsan laga hadlo.

قال تعالى:ــ (وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ ۖ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ)..



Hayaanku ma meel fog baa.
Hillaacu ma beegso baa.
Habeenkii socod miyaa.
Hadhkii ma ha seexan baa.
Waqtigu ma haloosi baa.🐫🌴🐪
1: Waxaa ka mamnuuc ah qolka qabyaaladda iyo in qabiil wax laga sheego.
2.: In siyaasad lagu falanqeeyo.
3.: In shubuhaad iyo wix diinta islaamka khilaafsan laga hadlo

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 11, 2024 2,015 +21 +1.1%
January 20, 2024 1,994 +25 +1.3%
December 07, 2023 1,969 +30 +1.6%
October 30, 2023 1,939 +17 +0.9%
September 30, 2023 1,922 +28 +1.5%
September 01, 2023 1,894 +5 +0.3%
August 03, 2023 1,889 +12 +0.7%
July 03, 2023 1,877 +30 +1.7%
April 07, 2023 1,847 +56 +3.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs