Kulmiye Platform waa madal ay ku midoobeen dhalinyaro aqoonyahan ah, looguna talo galay in lagu gorfeeyo arrimaha masiiriga ah, waxaana halkan lugu casuumi doonaa dad ehel u ah mawduuca markaas miiska saaran.