WACAYS KINGDOM on Clubhouse

WACAYS KINGDOM Clubhouse
227 Members
Updated: Apr 16, 2024

Description

Gada gabay baryahan geed maqabad sinine

Onked keeda hadii aan soo qodlado
Dhaguhu idin garxiye

Hadii aan golo aan joogo jufo jufo lasku kala guro

Reer wacays baan ahay iyo gumaca laga gabado

Gantalka uu rido guuleed waa lagu kala guraye

Geesha uu gadiid uugalo gaaf dhan baa maqane

Guutada samatar soo safo waba dhul gariire

Afarta wabi soo galjabay gamamacdis dheh

Gaba gabayn cadawga iniga guutadayda dheh

Guusha oo lahantiyo waa garab kayga dheh

Gumac kalan soo gamaya eeyan lakala gaban

Waa laga siiguura shoolada shirdoon intanad ku gubine

Gilgilka uu rooble dhigo baa laga gamine

Gaadmo nalaguma dilo intu hasan gashan noyahaye

Gacanta saran yalana markuu muuse gab soodhaho

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
April 16, 2024 227 +1 +0.5%
February 08, 2024 226 -1 -0.5%
December 25, 2023 227 +1 +0.5%
November 12, 2023 226 +2 +0.9%
October 12, 2023 224 -1 -0.5%
September 13, 2023 225 +1 +0.5%
August 15, 2023 224 -2 -0.9%

Charts

Some Club Members

More Clubs