Soomaalida Jarmalka on Clubhouse

Soomaalida Jarmalka Clubhouse
21 Members
Updated: Jun 11, 2024

Description

بسم الله الرحمن الرحيم Ujeedka aan Qolkan u Furnay inaan iska Wareysano Baahiyaha Gaadhka ah ee ay qabaan Dadka Soomaaliyeed ee Kunool Dalka Jarmalka, Maadaama ay soo badanayaan Sanadihii ugu Danbeeyey Falal Denbiyeed u badan Dilal siyaabo kala duwan uga dhacay guud ahaan Dalkan Jarmalka , iyo Sidee Soomaalida ugu midoobi lahaayeen Hal Jaaliyad guud ahaan Jarmalka oodhan, Qofkasta oo Haya Fikir ama Mowduuc anfac leh Waxaan kuso dhaweyneynaa Gacmo furan.
Fadlan isku dey inaad Ixtiraamto Mowduuca aan ka Hadleyno,:
Qofkasta Ku qiimeey Fikirkiisa, Si kaagana lagugu Qiimeeyo:
Hadii aad jebiso Shuruucda aan kor kuso Xusney, ❌:

Some Club Members

More Clubs