Hoyga hooyo macaan on Clubhouse

Hoyga hooyo macaan Clubhouse
59 Members
Updated: Apr 15, 2024

Description

Qolki hooyo waayee kuso dhawaaw
Isu dardaarma kheyrka quranka ka dhigo saxibka nolosha aqri ma ogtahy markad quranka aqrineyso ina tahy qof ilaahey la hadlayo o kale
Wax walba ha sharxin dhageyso iskana iloow qasab maha wax walba inad ka jawabto wax walbana xisaabta haku darsan
Sabirka badi alle macigoda ayuu noqdaa kuwa sabra
Xishoodka ku dhowrso ilahey waxn hadalkisa ka dhadhansaneeyna in xishodku yahy qiimaha qofka
Mute haka so bixin: Fadlan mute haka soo bixin hadad hdl dooneyso garaaco
Waxyabo diinta ku lidi ah haka shegin: Hadad waxyaabo diinta ku lidiyo ku shegto hoosba lagu dhigaya waxadan aqoon u leheyn ha fodwoonin
Qof si gaara ha u ataagin: Qof na si qaasa ha u ataagin hana ku xad gudbin xita ha u sarbeebin wa qolki hooyee inad isku caaysaan ha uso galini a insha allah balanta inala oofi

Rules

Mute haka so bixin

Fadlan mute haka soo bixin hadad hdl dooneyso garaaco

Waxyabo diinta ku lidi ah haka shegin

Hadad waxyaabo diinta ku lidiyo ku shegto hoosba lagu dhigaya waxadan aqoon u leheyn ha fodwoonin

Qof si gaara ha u ataagin

Qof na si qaasa ha u ataagin hana ku xad gudbin xita ha u sarbeebin wa qolki hooyee inad isku caaysaan ha uso galini a insha allah balanta inala oofi

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
April 15, 2024 59 0 0.0%
February 08, 2024 59 +1 +1.8%
December 25, 2023 58 0 0.0%
November 12, 2023 58 0 0.0%
October 12, 2023 58 +2 +3.6%
September 12, 2023 56 0 0.0%
August 14, 2023 56 0 0.0%
July 13, 2023 56 0 0.0%
June 19, 2023 56 -1 -1.8%
March 18, 2023 57 +1 +1.8%
March 03, 2023 56 -1 -1.8%
January 20, 2023 57 +1 +1.8%
December 24, 2022 56 +1 +1.9%
December 20, 2022 55 -1 -1.8%
November 25, 2022 56 +2 +3.8%
October 30, 2022 54 +1 +1.9%
September 13, 2022 53 +1 +2.0%
August 28, 2022 52 +1 +2.0%
August 21, 2022 51 -1 -2.0%
July 19, 2022 52 +1 +2.0%
June 23, 2022 51 +1 +2.0%
May 28, 2022 50 -1 -2.0%
May 15, 2022 51 +1 +2.0%
May 01, 2022 50 +1 +2.1%
April 17, 2022 49 +1 +2.1%
April 03, 2022 48 +1 +2.2%
March 19, 2022 47 +1 +2.2%
March 12, 2022 46 +3 +7.0%
February 16, 2022 43 +14 +48.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs