Cawaska jarahoroto on Clubhouse

Cawaska jarahoroto Clubhouse
109 Members
Updated: Feb 22, 2024

Description

warbay sida dhanbaal weyaan waqtigu Rajada guushay dhasha aqliga waan dhaamiya dhaqaaluhu waa cilimiga markan dhanka wacan ka dayo dhaliishu waxbay saxdaa erayna waxaa loo dhigtaa dhankiisa wanaagalee hadaad tahay ruux dhibsada wuxuu dhahay ruuxa dhaha dhagtiyo afka ha is maq lana adkaysi hadaad udhalan afeefta lagu dhaqmaa dhamays aadmigu ma aha dhawaan arag Baynu nahay caqlaa la is dheeryahee khalaqigu dhaayaha kasiman waxay labo wada dhugteen ayuu ninba dhan u arkaa runbaa qawl lagu dhidbaa Beenbaa waligeed lib dhalin Nabsigu waa soo dhaxaa dheg xumo waa laga durkaa sharaftu waa dhawr sashada limaankaa lagu dhargaa dhariga kali quuto Ruux waxaa ka dhandhamo macaan Dhiiloowa wadaagto toban dhulkaagaa lagu hodmaa Qurbaa lagu dhalan rogmaa Qarana waa loo dhintaa Dhiigbaa calan loo shubaa abwaanki dhaqan bilee sidii dhay geel murtida Dhansiin jiray aadmigiyo Tixbuu kaysana ku dhahay Baahidu cashar bay dhigtaa Dheel dheel cirka laguma tagin ciyaar ifka laguma dhalin Dhibaa aadmiga wax baraya Dayaxa raga dhinca dagay Aqoon bay dheefsa deen Dhigood iyo aynigood Dadaal baa dhaafiyee Dhacdiidka ka toos hurdada filkaa waxa uu dhadhabay waxdhaama hasoo tufee Garaarka ku dhiiri gali in uu dhaafiyo ridada Halkuu qayrkaa wax dhigay waayuhu waa dhawr wajile marbuu dhaol kuu curtaa Dhijaamuhu biyo tufaan Dhirtuna ubaxaysataa Geeluna badi kuu dhalaa Dhay iyo xoor buuxsataa marbuu kula dhalan rogmaa cirkuna dhibic joojiyaa Dhulkuna engagaa abaar Dunidu waa dhabano hays Dhib iyo waa khayr is xiga nin dhalan iyo waa mid dhiman ogow waayeelka dhacay marbuu dhalin yaro ahaa Dhakhsuu ku socdaa wakhtigu waagii subax kuu dhashiyo libdhada galin kuu dhacdaba wadkaad udhawaanaysaa ifkaad ka dhamaanaysaa Dhabtuna waa aakhirada waxa jahanamo ku dhaca Dhinbiisheeduna gubtaa ninkii dhabadeeda mara janana Dhayal laguma galo Dharaarta qiyaamahana waxaad dhito kaydsatiyo waxaad dhigataa heshaa Dhankaa waxaan uga socdaa wax dhacay dhaafoo ka gudub wakhtigu yuu kaaga dhumin Dharaaro daraato tagay uyeelo dhug saa danbaa Dhigtiyo talo kaa rabteeDharaarba warbay sida dhanbaal weyaan waqtigu Rajada guushay dhasha aqliga waan dhaamiya dhaqaaluhu waa cilimiga markan dhanka wacan ka dayo dhaliishu waxbay saxdaa erayna wax

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
February 22, 2024 109 0 0.0%
January 08, 2024 109 +3 +2.9%
November 24, 2023 106 0 0.0%
October 22, 2023 106 0 0.0%
September 22, 2023 106 0 0.0%
August 23, 2023 106 0 0.0%
July 21, 2023 106 0 0.0%
June 26, 2023 106 0 0.0%
March 23, 2023 106 0 0.0%
March 07, 2023 106 0 0.0%
January 09, 2023 106 -1 -1.0%
June 06, 2022 107 +1 +1.0%
May 30, 2022 106 +1 +1.0%
May 03, 2022 105 +1 +1.0%
April 12, 2022 104 +1 +1.0%
March 14, 2022 103 +1 +1.0%
February 18, 2022 102 +46 +82.2%
August 25, 2021 56 +2 +3.8%
August 23, 2021 54 +1 +1.9%

Charts

Some Club Members

More Clubs