Shabeeladda Qarniga on Clubhouse

Shabeeladda Qarniga Clubhouse
1.4k Members
Updated: Mar 8, 2024

Description

Welcome Dhamaantiin Asxaabta Shabeelada Clubhouse🙏🙏🙏🙏
🐆SHARAFTU WAA QAALI🐆: Ha iska qaadin Sharafta Qolkan hadaad Soo booqato aamusnaan kusoo gal ilaali sharaftaada si laguu ilaaliyo.
🐆AFLAGAADADU WAA NAGA MABNUUC🐆: Walaal haddii aad tahay dadka caytama halkan cay ha la Soo gelin haddii aad cadhooto adiga oo wan caytamin iska bax Soo Abdo ka dib Soo noqo adiga oo iimaan qaba.
🐆TIXGELI XUBNAHA KOOXDA🐆: Qolkan waxa xurmada koowaad leh xubnaha kooxda waxkasta oo dhaca kaama aqbaleyno in aad ku xadgudubto xubin kooxda ah adigaba ma ogoli in lagugu xadgudbo. Sidoo kale hanagaga qorin bogan qoraalo.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 08, 2024 1,416 0 0.0%
January 18, 2024 1,416 +5 +0.4%
December 04, 2023 1,411 0 0.0%
October 29, 2023 1,411 0 0.0%
September 28, 2023 1,411 0 0.0%
August 30, 2023 1,411 0 0.0%
July 27, 2023 1,411 0 0.0%
July 01, 2023 1,411 -17 -1.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs