MADASHA BUUGGA on Clubhouse

MADASHA BUUGGA Clubhouse
1.1k Members
🎙 Storytelling 🍏 Education Topics
Updated: May 20, 2022

Description

Madasha Buugga, waa gole u marti u yahay buuggu oo dhiirigelinaya lafagurka iyo falanqaynta buugta la akhriyey nooc kasta oo ay yihiin iyo waxa qof, qoys iyo qaranba laga korodhsan karo.

MADAL AQOON, CILMI IYO CAQLI

75 000+
Worldwide Readers
1 500+
Book Reviews
2 500+
Asset in the library

Booqo;
www.madashabuugga.com

Axad kasta la soco barnaamijka Madasha iyo Mudanaha oo aan ku casuunno qoraa, akhriste iyo ruux bulshada wax ku soo kordhiyey.

Haddii aad doonayso in aad ka qayb qaadato barnaamijyada Madasha Buugga farriin noo soo dir.
Email; [email protected]

Waxaad uga qayb qaadan kartaa;

1. Buug aad akhriday in aad nala wadaagto (gorfayn, faallo & naqdin)

2. Ruux aad is leedahay bulshada in la horkeeno ayuu mudan yahay aad nala wadaagto.

3. Buug aad wakhti u weyday ama luuqadda uu ku qoran yahay aadan waxba ku akhrin in aad nala wadaagto, isla markaana waxaana u xilsaari doonaa ruux inoo soo diyaariya.

Mahadsanidin.

Maamulka Madasha

Rules

Listening

Listen actively and attentively.
o Ask for clarification if you are confused.
o Do not interrupt one another.

Respect

Challenge one another, but do so respectfully.
o Critique ideas, not people.
o Do not offer opinions without supporting evidence.
o Avoid put-downs (even humorous ones).

Be kind hadalkaagana koob.

Always have your book/readings in front of you.
o Do not monopolize discussion.
o Speak from your own experience, without generalizing.
o If you are offended by anything said during discussion

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
April 09, 2022 1,100 +100 +10.0%
March 10, 2022 1,000 -6 -0.6%
November 21, 2021 1,006 +1 +0.1%
November 20, 2021 1,005 +2 +0.2%
November 18, 2021 1,003 +4 +0.5%
November 16, 2021 999 +1 +0.2%
November 13, 2021 998 +3 +0.4%
November 12, 2021 995 +6 +0.7%
November 10, 2021 989 +1 +0.2%
November 09, 2021 988 +1 +0.2%
November 06, 2021 987 +4 +0.5%
November 01, 2021 983 +1 +0.2%
October 27, 2021 982 +50 +5.4%
August 24, 2021 932 +1 +0.2%
August 23, 2021 931 +1 +0.2%
August 22, 2021 930 +2 +0.3%
August 21, 2021 928 +1 +0.2%
August 18, 2021 927 +1 +0.2%
August 17, 2021 926 +1 +0.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs