Afgooye team on Clubhouse

Afgooye team Clubhouse
8.5k Members
Updated: Feb 18, 2024

Description

SHARCIGA QOLKA 👑 TEAM AFGOOYE 👇🏼HALKAAN KA AKHRISO INTUUSAN KU QABAN MAHADSANID 👍🏻 CLICK

1:qolka marka soo gasho hadi dadka 10 qof ka badan yihiin wa ina sticker ku salaanta 🙌🏼 sido kale Waxaa xaq u leedahay inaa mega markaa hesho inaa qofkaa rabtid salaanto.

2:Hadii barnaamij socdo aad imaato Waa inaa 🤐aamustaa ilaa inta kala qabsanaysid👍🏻.

3:In 🗣hadalka la isku ixtiraamo qofba qofka kale ☝🏽qof kasta oo 🧑‍🤝‍🧑👬team afgooye ah.

4:Mega Hadii qof kaa soo dhexgalo adiga oon wareejin 👇🏼hoos iska dhig qofkaa 👍🏻.

5:Hadii 2qof ay ka dhexayso sheeko gooni ah fadlan luuqiina aada 👍🏻.

6:A:Barnaamij ayadoo socdo Waa inaa dan barnaamij kale ku dulfurin. B:Qofkii left qaato iyadoo si Sharci ah lagu heesto inuusan dib u soo noqonin👍🏻.

7:A:Inaan qof ka tirsan afgooye team si gooniya loo fiirin ama wax Dhibaato ah loogaysan iyadoo lagu wada socdo 3qof ilaa wixii ka badan.
B:NO QABIIL waa inaan qofna qof kale ugu doodin qabiil ahaan GUDI AHOW AMA MEMBER AHOW 👍🏻.

8:A: Hadii qof aad remove tid cududaar la,aan go,aan ayaa lagaa garaya.B:Qofkii ay gudigu go,aan kagaaran 👇🏼GROUPKA ma imaan karo 👍🏻.

9:A:Hadii aad rabto inaa qof asxaabtada kamida inaa ku soo darto afgooye team waa inaa marka koowaad bartaa gudiga qolka.
B:Waa in xidigaha 2ilaa3 qof ka badan lagu qabanin marku game socdo hadii khalad dhacana in dadkaa xidigta haayaan masuul ka yihiin khaladkaa.

10:qolku waxa uu leeyahay kaftan lama kala xanaaqan qofkii dhibsado kaftankaa fadlan sheeg si aan laguula kaftamin 👍🏻

FG:FADLAN ISKU DAY INAADAN JABIN SHARCIGA QOLKA 👍🏻

WE ARE ONE FAMILY

FROM GUDIGA QOLKA OO KA DHAN

MAHADCELIN

Waxaan xili walba u mahadcelinayaa ALLAH SW ee halkaan nagu kulmiyay Waxaan kaloo u mahadcelinayaa asxaabta markasta na dhiiri galisa la,aantiin waxba ma aanu ahaan lahayn👍🏻
THANK FOR EVERYTHING
WELCOME AFGOOYE TEAM
WELCOME TIME AFGOOYE: B

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
February 18, 2024 8,507 0 0.0%
January 04, 2024 8,507 0 0.0%
November 21, 2023 8,507 -1 -0.1%
October 19, 2023 8,508 -2 -0.1%
September 19, 2023 8,510 -2 -0.1%
August 21, 2023 8,512 -5 -0.1%
July 19, 2023 8,517 -8 -0.1%
June 24, 2023 8,525 +5,335 +167.3%
March 22, 2023 3,190 +98 +3.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs